Hargeysa (HCTV) – Saddexda xisbi Qaran ee Somaliland ayaa Maanta kulan ku yeeshay Magaalada Hargeysa.
Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland, Guddoomiyeyaasha labada Xisbi Mucaarad ee WADDANI iyo UCID, Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee KULMIYE, La Taliyaha Madaxweyne Biixi ee Arrimaha doorashooyinka iyo Musharraxa Madaxweyne ku-xigeenka UCID ayaa ka wada-hadlay xaaladaha taagan ee Doorashooyinka.
Masuuliyiintan ayaa ka Wada-hadlay sidii loo dhamaystiri lahaa Caqabadaha hor-taagan doorashada.
Horn Cable Tv
Waaxda ONLINE-ka