Waxa Uu 39 Sano U Xidhnaa Danbi Aanu Galin Oo Uu Ugu Danbayn Xoriyadiisa Helay


Ninkan oo lagu magacaabo Raymond Flanks ayaa xabsiga laga sii daayay Khamiistii lasoo dhaafay ka dib markii uu 39 sano ku qaatay dil, 1983, Raymond Flanks ayaa la xiray ka dib markii lagu eedeeyay inuu dilay nin lagu magacaabo Martin Carnesi. Xaaska ninka la dilay ayaa sheegtay in ruuxa dilay Martin Carnesi uu watay gaari buluug ah, islamarkaana wajiga ay ka muuqato. Raymond, oo sidoo kale xilligaas watay gaari buluug ah, ayaa la xiray waxaana lagu eedeeyay dambiga. Laakiin 39 sano ka dib, warkaasi wuxuu ahaa been abuur, dabagal badan ka dib