Category: SPORTS

1 2 3 4 10 / 32 POSTS
Paul Pogba kooxde ayuu ku biiri ma psg mise juventus mise real madrid pogba oo la xaqiijiyay kooxda uu tagaayo.

Paul Pogba kooxde ayuu ku biiri ma psg mise juventus mise real madrid pogba oo la xaqiijiyay kooxda uu tagaayo.

Ciyaaryahanka poul pogba ayaa lagu so waramaya inay doonayso kooxda real madrid ugana dhawdahay kooxaha kale ee psg iyo juventus isla markana ay doona [...]
TobobareOle Gunnar Solskjaer oo sheegay ciyaaryahanka uu u dhibi lahaa rigooraha ama goal kulaadyada.

TobobareOle Gunnar Solskjaer oo sheegay ciyaaryahanka uu u dhibi lahaa rigooraha ama goal kulaadyada.

Ole Gunnar Solskjaer ayaa isaga ka hadlayay shirkii jaraa id ee ka horeyay ciyaarta uu sheegay in uu u dhibi doono ciyaaryahan goal ku laadka kooxda i [...]
Feedhyahanka caanka ah ee Khabib Nurmagomedov ayaa ka hadlay sababta uu ronaldo u imi man united

Feedhyahanka caanka ah ee Khabib Nurmagomedov ayaa ka hadlay sababta uu ronaldo u imi man united

Ronaldo ayaa imi kooxda man united iyado lala xidhiidhinayo man city warbaahintuna ay sidaasi hadal haysay balse si lama filaan ah ayuu u gaadhay go a [...]
Sergio Aguero oo ka waramay sababta uu u diiday inuu xidho maaliyada no 10ka kooxda barcelona.

Sergio Aguero oo ka waramay sababta uu u diiday inuu xidho maaliyada no 10ka kooxda barcelona.

Segio ayaa ku so biiray kooxda barcelona ka hor intaanay kala so wareegin kooxda man city Sergio Aguero ayaan weli u ciyaarin kooxda barcelona madama [...]
Kooxda liverbool ayaa doonaysa inay iibsato ciyaartoygeedii ugu qalisana iyo kooxa kale oo ku weheliya.

Kooxda liverbool ayaa doonaysa inay iibsato ciyaartoygeedii ugu qalisana iyo kooxa kale oo ku weheliya.

Kooxda liverbool ayaa doonaysa inay la so wareegto ciyaaryahankeedii ugu qaalisana ee suuqa iibka tobobaraha kooxda ayaa isaguna ah mid diyaar u ah in [...]
Xiddigii hore ee reer netherland ayaa sheegay xidig ay man united ku qaldantahay la so saxeexashadiisa.

Xiddigii hore ee reer netherland ayaa sheegay xidig ay man united ku qaldantahay la so saxeexashadiisa.

Ciyaaryahankii hore ee reer netherland aya sheegay inay ku qaldantay man united keenista xidig ay la so sexeexatay kaso anay ahayn inay la so wareegto [...]
Goalhayaha kooxda man city ayaa sheegay booska uu uu ciyaari laha kooxda man city

Goalhayaha kooxda man city ayaa sheegay booska uu uu ciyaari laha kooxda man city

Goalhaye ederson moreas ayaa waraysi ay ka qaday kooxda man city sheegay booska uu ka ciyaari laha isagoo tilmaamay inuu ku wanaagsanan laha booskaasi [...]
Kooxda man united oo la filaya inay ka maqnaandoonaan 6 ciyaaryahan kulankeeda u so horeeya.

Kooxda man united oo la filaya inay ka maqnaandoonaan 6 ciyaaryahan kulankeeda u so horeeya.

Kooxda man united aya la filaya inay ka maqnandoonan kulanka u so horeya 6 ciyaaryahan taasi oo ku noqon karta mid niyad jab ah iyado arinka uu ilawsi [...]
Luuk De Jong xiddiga reer Netherlands oo faah-faahiyay sababta uu maalintii u danbeesay ee suuqa iibka ugu so biiray kooxda barcelona

Luuk De Jong xiddiga reer Netherlands oo faah-faahiyay sababta uu maalintii u danbeesay ee suuqa iibka ugu so biiray kooxda barcelona

Ciyaaryahanka hore ee kooxda sevila Luuk De Jong ayaa ku soo biiray kooxda barcelona maalintii ugu danbeesay seeqa iibka ciyaartoyga waxaana uu ku so [...]
Reiner Jesus ciyaaryahankii ay xili ciyaareedkii hore real madrid kuso qadatay 30 milyan oo isago niyad jabsan ku so laban-doona

Reiner Jesus ciyaaryahankii ay xili ciyaareedkii hore real madrid kuso qadatay 30 milyan oo isago niyad jabsan ku so laban-doona

Ciyaaryahanka Reiner Jesus ayaa ku so laban doona kooxda real madrid isagoo cabsi ka qaba booskii uu ka ciyaari laha marka uu ka soo labto kooxda oo u [...]
1 2 3 4 10 / 32 POSTS