Category: Somali News

1 2 3 412 10 / 4113 POSTS
Dawlada Ethiopia Oo Duqayn Cirka Ah Ka Fulisay Caasimada Gobolka Tigray

Dawlada Ethiopia Oo Duqayn Cirka Ah Ka Fulisay Caasimada Gobolka Tigray

Mekelle, (HCTV) - Dawladda Federalka ee Ethiopia ayaa Weerarkan dhinaca cirka ah ku qaaday caasimada gobolkan ku yaala waqooyiga Ethiopia ee Tigray ma [...]
Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan Hadhimo-Sharafeed Ah La Qaatay Xubno Kamid Dadka Aragga Naafada Ka Ah

Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan Hadhimo-Sharafeed Ah La Qaatay Xubno Kamid Dadka Aragga Naafada Ka Ah

Hargeysa, (HCTV) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan hadhimo-sharafeed ah ku casuumay xubno kamid ah bulshad [...]
Wasiir Cabdilaahi Abokor Oo Sheegay Inuu Maxkamad La Tiigsan Doono Faysal Cali Waraabe

Wasiir Cabdilaahi Abokor Oo Sheegay Inuu Maxkamad La Tiigsan Doono Faysal Cali Waraabe

Hargeysa, (HCTV) - Wasiir howlaha guud iyo guryaynta Somaliland Cabdillaahi Abokor Cismaan, ayaa sheegay in uu maxkamad la tiigsanayo guddoomiyaha xis [...]
Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qaybgalay Xuska 37-Guurada Kasoo Wareegtay Maalinta Shuhadada SNM

Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qaybgalay Xuska 37-Guurada Kasoo Wareegtay Maalinta Shuhadada SNM

Hargeysa,(HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay xaflad ballaadhan oo loogu dabbaaldegayo 37-guura [...]
5 Qof Oo Ku Geeroyooday Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Galbeedka Hargeysa

5 Qof Oo Ku Geeroyooday Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Galbeedka Hargeysa

Hargeysa, (HCTV) - Ugu yaraan 5 qof ayaa ku geeriyooday, sideed kalena way ku dhaawacmeen shil gaadhi oo caawa ka dhacay galbeed Hargeysa, sida ay war [...]
Raysal Wasaaraha Soomaaliya Oo Xafiiskiisa ku qaabilay safiirkaTurkiga u fadhiya Soomaaliya Mehmet

Raysal Wasaaraha Soomaaliya Oo Xafiiskiisa ku qaabilay safiirkaTurkiga u fadhiya Soomaaliya Mehmet

Muqdisho, (HCTV) - Raysal Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Roble ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya [...]
Qarax Khasaare Gaystay oo ka dhacay Baledweyne

Qarax Khasaare Gaystay oo ka dhacay Baledweyne

Baladweynei, (HCTV) - Qaraxaan oo ahaa mid aad u xoogan ayaa laga maqlay inta badan xaafadaha Magaalada Baledweyne ayaa ka dhacay gudaha Saldhiga Bool [...]
Siyaasi Axmed Cabdale oo Hambalyo u Diray Maalinta Shuhadada SNM ee 17-ka October

Siyaasi Axmed Cabdale oo Hambalyo u Diray Maalinta Shuhadada SNM ee 17-ka October

Hargeysa, (HCTV) - Guddoomiyaha Xisbiga Dimuqraadiga Shacabka Somaliland Axmed Cabdala ayaa dhambaal hambalyo ah u diray Munaasibada Maalinta Geesiyaa [...]
Taiwan oo ka jawaabtay weerar afka ah oo China ku qaaday Taiwan iyo Somaliland

Taiwan oo ka jawaabtay weerar afka ah oo China ku qaaday Taiwan iyo Somaliland

Jimco, October, 15, 2021 (HOL) - Afhayeen u hadashay wasaarada arrimaha didabadda ee Taiwan, ayaa waxba ka majiraan ku tilmaantay warbixin uu qoray wa [...]
1 2 3 412 10 / 4113 POSTS