Guddoomiyaha UCID Oo Sameeyay Xil Ka Qaadis Guud

Guddoomiyaha UCID Oo Sameeyay Xil Ka Qaadis Guud

Maayarka Gabiley Iyo Xildhibaanno Doonaya Inay Ridaan Oo La Dhexdhexaadinayo
Iran Oo Heshay Goob Cusub Oo Ay Ku Jiraan 53 billion Oo Foosto Oo Shidaal Ah
Raysal-wasaarihii hore Ee Soomaaliya Oo London Ugu Geeriyooday Coronavirus
Caasimadda Indonesia Oo Waajahaysa Khatar Weyn (Akhri Sababta)
Xanuun Shiinaha Ka dillaacay Oo Deg-deg Ugu Fiday 12 Dal Oo Kale

Hargeysa (HCTV) – Guddoomiyaha xisbiga UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa xil ka qaaday dhammaan Xoghayeyaashii Xisbigaasi, marka laga reebo kuwii la Magacaabay ka dib doorashadii 2017-kii.

Sidoo kale, wuxuu Guddoomiyuhu uu Xilkii ka qaaday dhammaan Madaxda Laamaha Dalka dibeddiisa ee Xisbigiisa, sida lagu sheegay Wareegto uu Maanta soo saaray Guddoomiye Faysal Cali Waraabe.

Halkan hoose ka Akhriso Wareegtada uu Guddoomiyaha UCID soo saaray

 

Horn Cable Tv

Waaxda ONLINE-ka

 

COMMENTS

%d bloggers like this: