Maleeshiyaad Buuhoodle Kaga Soo Biiray Ciidammada Qaranka Somaliland

Maleeshiyaad Buuhoodle Kaga Soo Biiray Ciidammada Qaranka Somaliland

Akhri: Raysal-wasaaraha Itoobiya Oo Booqasho Ku Tagay Suudaan
AKHRI: Prof. Cabdi Cali Oo Falanqeeyey Hadalkii Tilayaha Milatariga Somaliland Iyo Ciidamadii U Goostay Puntland
Kolonyo Galbinaysay Boqor William Iyo Xaaskiisa Oo Jiidhay Haweenay 83 Jir Ah
R.W Khayre OO Darajada Sareeye Guuto U Xidhay Zakiya Xuseen
UCID Iyo KULMIYE Oo Sheegay In Aanay Doonayn In Doorashooyinku Mar Kale Dib U Dhacaan

Buuhoodle (HCTV) – In ka badan 100 Askari oo ahaa malleeshiyo Beeleed ku sugnaa magaalada Buuhoode ayaa ku biiray ciidamada Millateriga Somaliland.

Ciidamaan oo wata gaadiidka gaashaaman ee dagaalka ayaa munaasabad soo dhawayn ah loogu sameeyay gudaha magaalada Buuhoodle.

Ciidamadan reer Buuhoodle ee ku biiray Millateriga Somaliland ayaa ku soo beegmaya xilli Puntland dhawaan gole deegaan u samaysay magaalada Buuhoodle.

Magaalada Buuhoodle waxa hore u joogay Ciidamo Millateri ah oo ka mid ah Kuwa Somaliland.

 

Horn Cable Tv

Waaxda ONLINE-ka

 

COMMENTS

%d bloggers like this: