Madaxweynaha Somaliland Oo Kormeeray Tartan Markii U Horaysay Dhexmari Doona Geela

Madaxweynaha Somaliland Oo Kormeeray Tartan Markii U Horaysay Dhexmari Doona Geela

Maraykanka Oo Soo Saaraya Sharci U Sahlaya Mastaafurinta Muhaajiriinta
Kulan Lagaga Hadlayo Nuclear-ka Iran Oo Ka Furmay Vienna
Akhri: Maxaa Lagaga Hadlay Shirkii Golaha Wasiirrada Somaliland Ee Maanta ?
14 Qof Oo Dalxiiseyaal Ahaa Oo La Dilay Iyo 18 Reer Ruwanda Ah Oo La Dhaawacay
Muqdisho Xisbiga Dadka Oo Ansixiyey Gudida Fulinta Ee Xisbiga.

Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo saaka kormeer ku tegay xarun loogu talo-galay in lagu tartan siiyo Geela ugu caanaha badan Somaliland ee halkaasi ku sugnaa, waxaana arrintaasi geelayda ka caawiyey Xukuumadda Somaliland iyo Imaaraadka carabta oo u qabtay tartankan si loo helo caqabadaha keena caano yaraanta geela.

Waxaana maalmaha soo socda lagu dhawaaqi doonaa miisaanka ugu badan ee laga lisay labada wakhti ee galabtii iyo subaxdii, iyadoo isla goobtaasi lagu miisaamayo caanaha laga lisay hal kasta oo halkaasi ku sugan, waxaana loo kuurgeli doonaa wixii looga gudbi lahaa arrintaasi si loo helo kor u kaca miisaanka caanaha laga lisay geela Somaliland.

 

HORN CABLE TV,

QAYBTA ONLINE-KA.

COMMENTS

%d bloggers like this: