Kiiskii 8aad Oo Cudurka Coronavirus Oo Laga Helay Soomaaliya

Kiiskii 8aad Oo Cudurka Coronavirus Oo Laga Helay Soomaaliya

Qaramada Midoobay Oo Ayaa Dambi-Dagaal Ku Macnaysay Duqayn Tahriibayaal Lagu Dilay
Madaxweynaha Somalia Oo Xilka Ka Qaaday Xeer-Ilaaliyaha Guud
Nigeria: Shaqaale Qaramada Midoobay Laga Afduubay Oo La Siidaayey
AKHRI: Dadkii Isticmaalay ‘Faceapp’ Oo War Naxdin Leh Loo Sheegay
Ciidanka Bileyska Somaliland oo Xabsiga dhigay 28 carruur ah

Muqdisho, (HCTV) – Wasaaradda caafimaadka Soomaaliya, ayaa shaacisay inuu soo kordhay xaaladii 8aad oo xanuunka COVID-19.

Qofka laga helay cudurka, waa nin Soomaaliyeed oo 58 sano jir ah, wuxuuna deegaan ku yahay Muqdisho oo safar kama uusan imaan.

Wasaaraddu waxay sheegtay tirada guud ee cudurku inay hadda marayso 8 qof. Waxaa kasoo kabtay hal qof, mana jirto cid u dhimatay cudurka.

Dhinaca kale, wasiirka caafimaadka Soomaaliya, Fowsiyo Abiikar ayaa sheegtay in hadda kadib dalka lagu baari doono dadka looga shikisanyahay xanuunka COVID19, ayna dowladdu heshay sheeybaarka lagu ogaado cudurka. Halka markii hore baaritaanada loo qaadi jiray shaybaar kuyaala Nairobi.

HORN CABLE TV,

QAYBTA ONLINE-KA.

COMMENTS

%d bloggers like this: