Dadka Laga Helay COVID19 Ee Somaliland Oo Gaadhay 225 Qof

Dadka Laga Helay COVID19 Ee Somaliland Oo Gaadhay 225 Qof

Nin Shacab Ah Oo Lagu Dilay Magaalada Laascaanood
Xildhibaan George Theuri Oo Maalin Dhan Xambaarsanaa Ilmo Uu Dhalay
Madaxweynaha Oo Xadhigga Ka Jaray Dhismayaal Dawladda Loo Dhisay
Tababbarihii Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya Oo Isku Casilay Amni-Xumo Darteed
Suudaan: Xadhigga Madaxdii La Soo Shaqeeyay Al-bashiir Oo Bilaabmay

Hargeysa, (HCTV) – Wasaarada Caafimaadka Somaliland ayaa sheegtay in Sideed qof (8) oo cusub laga helay xanuunka COVID-19 maanta oo Arbaca ah.

Kuwaas oo dhammaantood oo ay yihiin Somalilander, isuguna jira 5 qof oo rag, iyo 3 qof oo dumar ah, hase yeeshee da’da Bukaanka ah ee cusub waxa ay u dhaxaysaa sidan:

(20jir ilaa 29jir = 1 qof)

(30jir ilaa 39jir = 6 qof)

(50jir ilaa 59jir = 1 qof)

Bukaanadan dhamaantood waxa ay degan yihiin Hargeysa.

Waxaa xanuunka ka bogsaday 2 qof taasi oo ka dhigaysa tirada guud ee bogsatay Saddex iyo Labaatan (23).

Maanta dhimasho ma jirto.

HORN CABLE TV,

QAYBTA ONLINE-KA.

COMMENTS

%d bloggers like this: