Pakistan oo Soo Ridday Diyaarado Dagaal

Pakistan ayaa Sheegtay inay soo Ridday 2 Diyaaradood oo kuwa Dagaalka ah oo ay leedahay Dawladda Hindiya, sidoo kale waxay sheegtay inay Gacanta ku dhigeen mid kamid ah Duuliyeyaashii diyaaradahaasi. Xiisadda u dhaxaysa labada wadan ayaa cirka isku shareertay.    

Sawiro Aan Hore loo Arag oo Muujinaya Weerarkii 9/11.
Ethiopia Oo Awaamiir Dul Dhigtay Khamriga Iyo Sigaarka.
War Degdeg Ah: Duqayn Ka Dhacday Puntland
Muslimiin Masaajid u baahan iyo Kiristaan “Dagaal ka Xiga” oo Meel ku wada nool.
“Xafiiska Waa la Gubay….Idaacaddana Waa La Fadhiisiyay” Guri Barwaaqo

Pakistan ayaa Sheegtay inay soo Ridday 2 Diyaaradood oo kuwa Dagaalka ah oo ay leedahay Dawladda Hindiya, sidoo kale waxay sheegtay inay Gacanta ku dhigeen mid kamid ah Duuliyeyaashii diyaaradahaasi.

Xiisadda u dhaxaysa labada wadan ayaa cirka isku shareertay.

Image may contain: one or more people, motorcycle and outdoor

 

Image may contain: 1 person, outdoor

Image may contain: 2 people, people standing, beard and outdoorImage may contain: 3 people, people standing and outdoor

 

COMMENTS

%d bloggers like this: