Daruuro ka Curtay Deegaano Ka Tirsan Somaliland.

Shirka Golaha Dhexe Ee Kulmiye Oo Boorama Laga Soo Dhaweeyay.
Kenya oo Dalbatay 10 Diyaaraddaha 737-Max 8 ee Dunidu ka Shakiday.
Xisbiga Kulmiye oo Dib u dhigay Shirkiisa Boorame.
Xeer Xasaanadda Ka Qaadaya Xidhibaanada G/deegaanka oo Horyaala Wakiilada Somaliland
Xuska Sanad Guurada 1aad Ee Abiy Axmed, Sawiradii Sanadka La Qaaday Oo Lagu Soo Bandhigay

Xogaha nagasoo gaadhaya deegaano ka tirsan Gobolka Sool iyo degmada buuhoodle ayaa sheegay  Roobab biyo dhigeen meelo ay ka  mid yihiin  Qorilay, oo ka tirsan gobolka sool iyo deegaano hoos yimaada degmada Buuhoodle.

Daruuraha ka Curtay deegaanadaasi ayaa kusoo beegmaya iyadoo Abaar kulul iyo biyo la’aan lagasoo sheegay deegaanada gobolka Sool iyo Sanaag.

Xukuumadda Somaliland ayaa ku dhawaaqday in Biyo la’aan baahsan ay ka jirto guud ahaan Somaliland gaar ahaan Gobolada Bariga oo u baahan in gurmad lala gaadho

Image may contain: sky and outdoorImage may contain: outdoor and nature

COMMENTS

%d bloggers like this: