SUUDAAN : Maxaabiista Siyaasadda u Xidhnaa oo Oodda Laga Qaadayo.

Image result for SUDAN POLITICAL PRISONER

Saraakiisha Sirdoonka ee Dalka Suudaan, ayaa Amaray in  oodda laga qaado Dhammaan Maxaabiista u xidhnaa Arrimaha Siyaasadda ee ku jira xabsiyada wadanka suudaan.

sida ay ku warantay Warbaahinta CNN oo soo xigatay wakaaladda wararka Sudan ee (SUNA).

laamaha ammaanka ee dalka suudan ayaa dad badan xabsiga  dhigay intii ay socdeen dibadbaxyada lagagasoo horjeedo xukunka Gen.Cumar Xasan Al-Bashiir.

Saraakiisha aminiga iyo sirdoonka ayaa sidoo kale ugu baaqay dibadbaxayaasha inay u nabagalyo ah u muujiyaan dareenkooda isla markaana aan la aqbali doonin in la burburiyo ganacsiyada iyo xarumaha dawladda ee dalka.

HORN CABLE TV

WAAXDA ONLINE-KA