Qaramada Midoobay Oo Doonaysa Inay Wada-hadlaan Somaliland Iyo Puntland

Qaramada Midoobay Oo Doonaysa Inay Wada-hadlaan Somaliland Iyo Puntland

Suudaan: Xadhigga Madaxdii La Soo Shaqeeyay Al-bashiir Oo Bilaabmay
Shir Isbadalka Cimilada Aduunka Lagaga Hadlayo Oo Ka Furmay Madrid
Shixnadii Ugu Horaysay Ee Hubka Turkigu Ka Soo Iibsaday Ruushka Oo Soo Gaadhay Ankara
Maraykanka Oo Cadeeyey In Israel Weerar Ka Gaysatay Gudaha Iraq
Masar Oo U Codaynaysa Afti Mudada Loogu Dheeraynayo Madaxweynaha

Garoowe (HCTV) – Qaramada Midoobay ayaa Somaliland iyo Puntland ugu baaqday inay ka wada-hadlaan Muranka u dhexeeya.

Ergayga gaarka ah ee Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Mr. James Swan oo Shalay Magaalada Garoowe kula kulmay Madaxweynaha Maamul-gobolleedka Puntland ayaa soo jeediyey in Somaliland iyo Puntland ay ka wada-hadlaan Xurgufta dhex taalla.

“Hoggaamiyeyaasha Puntland iyo Somaliland, waxaan ka codsanaynaa geeddi socod nabad ah oo ku aaddan murankooda..” ayuu yidhi, Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan oo Shalay Saxaafadda kula hadlay Magaalada Garoowe, waxaanu sheegay inay Muranka Puntland ee ku aaddan Mulkiyadda Gobollada Sool iyo Sanaag ee Somaliland isla soo hadal-qaadeen Madaxweynaha Puntland.

Somaliland iyo Puntland ayaa dhowr jeer ku dagaalamay degmada Tuke-raq oo ka mid ah Dhulka gobolka Sool.

Horn Cable Tv

Waaxda ONLINE-ka

 

COMMENTS

%d bloggers like this: