Madaxweynaha Puntland Oo Magacaabay Masuuliyiin Cusub

Madaxweynaha Puntland Oo Magacaabay Masuuliyiin Cusub

Hargeysa: Maxkamad Xukuntay Rag Lagu Qabtay 444 Litir Oo Khamri Ah
Madaxweynaha Somaliland Oo Qaabilay Safiirka Midawga Yurub U Qaabilsan Somaliland/Somalia
“Tahriibku Waa Cudur Sida Durayga Oo Kale Ugu Dhaca Qofka Bani’aadamka Ah” Marwo Hoodo, Hay’adda Barakacayaasha Somaliland
Diyarado Duqeyey Idaacad Ku Hadasha Afka Alshabaab.
“Xafiiska Waa la Gubay….Idaacaddana Waa La Fadhiisiyay” Guri Barwaaqo

Garoowe (HCTV) – Madaxweynaha Maamul-gobolleedka Puntland, Siciid Cabdillaahi Deni ayaa Magacaabay Agaasime-waaxeedyo ka mid ah Wasaaradda Arrimaha gudaha  Puntland.

Madaxweynaha ayaa sidoo kale Magacaabay Madaxda Maxkamadda Gobolka Mudug ee Puntland, sida lagu sheegay Wareegtooyin ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Puntland.

Halkan Hoose ka Akhri Magacyada Masuuliyiinta Xilalka loo Magacaabay.

 

 

Horn Cable Tv

Waaxda ONLINE-ka

COMMENTS

%d bloggers like this: