HomeSearch

- search results

If you're not happy with the results, please do another search.

Madaxweyne Ku Xigeenka Oo Qasriga Madaxtooyada Casho Sharaf Ugu Sameeyey Wafti Ka Socda Taiwan

Hargeysa, (HCTV) - Madaxwayne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa Casho sharaf u sameeyay Wafti ka socda Hay’adda iskaashiga horumarka...

Kuwait, Bahrain, Afghanistan Iyo Ciraaq Oo Coronavirus Ka Dilaacay

Baqdaad, (HCTV) - Cururka Caabuqa coronavirus ayaa ku fiday todoba wadan oo ka tirsan Bariga dhexe, kuwaas oo ay ka mid yihiin dalalka Kuwait,...

Ethiopia: 29 Qof Oo Ku Dhaawacmay Weerar Lagu Qaaday Isku Soo Bax Lagu Taageerayo Raysal Wasaare Abiy

Addis Ababa, (HCTV) – Dad tiradoodu ku dhawdahay 30 qof ayaa ku dhaawacmay qarax bam oo ka dhacay meel ay isugu soo baxeen taageerayaasha...

Soomaaliya: Al-shabaab Oo Lagala Wareegay Adhi Gaadhaya 400 Neef

Maxaas (HCTV) – Ciidammada Dawladda Federaalka Soomaaliya ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegay inay kooxda Al-shabaab kala wareegeen Xoolo gaadhaya 400 neef, kuwaasi oo dhamaantood...

Dhul-Gariir Ka Dhacay Turkiga Oo Sababay Dhimasho Iyo Dhaawac

Turkey (HCTV) Ugu Yaraan 7 Qof ayaa ku geeriyooday, 5 kalena way ku dhaawacmeen Dhul-gariir ka dhacay Gobolka Xuduudka ku yaalla ee Van. Dhul-gariirkan ayaa...

Dawladda Kuwait Oo Muwaadiniinteeda Ka Daad-guraynaysa IRAN Oo Uu Ka Dilaacay Coronavirus

Kuwait (HCTV)  - Dawladda Kuwait ayaa ku dhawaaqday inay 750 Muwaadiniinteeda ah ka soo daad-guraynayso Dalka IRAN, ka dib markii laba Qof ay xanuunka...

Xarun Caafimaad Oo Ku Taalla Hargeysa Oo Xalay Gubatay

Hargeysa (HCTV) – Xarun Caafimaad oo ku taalla Magaalada Hargeysa ayaa Xalay Saqdii dhexe uu dab ka kacay, waxaana ka dhashay khasaare Hantiyeed. Sidaana waxa...

Somaliland: Wasaarada Diinta Oo Markii U Horaysay Bilawda Gudida La Dagaalanka Mukhaadaraadka

Hargeysa, (HCTV) – Wasaarada Diinta iyo Awqaafta Somaliland ayaa markii u horaysay si rasmi ah u bilawday guddida la dagaalanka Mukhaadaraadka ee Somaliland. Sida lagu...

Daawo: Filim Ku Saabsan Dadka Magangalyada Ka Raadsanaya Dalka Jarmalka

https://www.youtube.com/watch?v=oZWLebJDp7M&t=61s

K. Kuuriya: Caabuqa Coronavirus Oo Laba Maalmood Ku Soo Ritay 229 Qof

South korea (HCTV) – Dawladda Koonfur Kuuriya ayaa sheegtay in caabuqa coronavirus oo dalkeeda ka dillaacay ay faafiddiisu laba jibbaarantay hal Maalin Gudaheed. Masuuliyiinta Koonfur...

Most Popular

Recent Comments