HomeSearch

- search results

If you're not happy with the results, please do another search.

Al-Shabaab Oo Weerar Ku Qaaday Saldhig Ciidamada Somalia Ay Ku Leedahay Qoryooley

Muqdisho, (HCTV) – Dagaal culus oo ku bilaawday Qaraxyo ayaa Al-shabaab ay ku qaaday saldhigyo ciidamada dowladda Somalia ay ku leedahay degmada Qoryooley gobolka...

45 Guurada Guulihii JabhadaTigray-ga Ee TPLF Iyo Cabashooyin La Hordhigay Abiy Axmed

Mek'ele, (HCTV) - Gobolka Ismaamulka Tigray-ga ee dalka Ethiopia ayaa lagu qabtay xus balaadhan oo ku saabsan guulihii Jabhadii TPLF ay gaadhay markii ay...

Haweeney Seygeeda Kelli Ugu Deeqday Oo Hadda Dalbatay Inuu U Soo Celiyo

Turkey (HCTV) - Haweeney u dhalatay dalka Turkiga oo lagu magacaabo Maviş Erdoğan ayaa maalmihii lasoo dhaafay qabsatay warbaahinta iyo baraha bulshada ee dalkaas,...

Somaliland: Madaxweynaha Oo Furaya Ururrada Siyaasadda

Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa ku dhawaaqay inuu ku furayo Ururrada siyaasadda Somaliland. Madaxweynaha oo khudbad-sanadeedka 2020-ka u jeediyey labada...

Madaxweyne Biixi Oo ‘Wax Aan Suurto-gal Ahayn’ Ku Sheegay Socdaal Uu Farmaajo Ku Yimaaddo Hargeysa

Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in aanay suurto-gal ahayn in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo uu xilligan socdaal...

Maxaa Ku Cusbaa Khudbad-sanadeedka Madaxweynaha Somaliland Ee 2020-ka ?

Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa Labada Gole ee Baarlamaanka u jeediyey Khudbad-sanadeedka Dastuuriga ah ee 2020-ka. Halkan Hoose ka Akhri...

Taliyaha Booliiska Somaliland Oo Xaqiijiyey In Askari Haweenay Wadada Dhexdeeda Ku Garaacay Shaqada Laga Eryey

Hargeysa, (HCTV) –Taliyaha Ciidamada Booliska Somaliland Maxamed Aadan Saqadhi (Dabagale) ayaa Telefishanka HCTV u xaqiijiyey in shaqadii ciidanka laga eryey Askari waddada dhexdeeda ku...

Lughaya: Ciidamada Booliiska Oo Gacanta Ku Dhigay Nin Ku Eedaysan Kufsi Iyo Dil Loo Gaystay Gabadh 15 Jira

Hargeysa, (HCTV) – Ciidamada Booliska Somaliland ayaa gacanta ku dhigay nin ku eedaysan kufsi iyo dil loo gaystay gabadh 15 jir ah. Falkan kufisiga iyo...

Heesaa Caan Ah Oo Ku Geeriyooday Saldhig Bileys

Kigali, (HCTV) – Heesaa caan ka ahaa dalka Rwanda Mizito Mihigo oo qaada heesaha Gospel-ka oo si weyn u gilgilay dalkaasi markii la xidhay...

Safiirkii Dhidibada U Taagay Xidhiidhka Kenya Iyo Koonfurta Sudan Oo Juba Ku Geeriyooday

Juba, (HCTV) - Safiirkii dawladda Kenya u fadhiyey dalka Koonfurta Sudan Chris Mburu ayaa ku geeriyooday gurigii uu ka daganaa caasimada Juba maanta oo...

Most Popular

Recent Comments