HomeSearch

- search results

If you're not happy with the results, please do another search.

Akhri: Budhcad-badeed Soomaali Ah Oo siidaayey Mad-maaxe Reer IRAN Ah

Soomaaliya (HCTV) – Bad-maaxe u dhashay Dalka IRAN oo Afduub loogu haystay Soomaaliya ayaa la siidaayey. Ninkan reer IRAN ayaa la siiyey, ka dib markii...

UK, Jarmalka Iyo Faransiiska Oo Maraykanka Ku Raacay In IRAN Ka Dambaysay Weerarkii Sucuudiga

UK (HCTV) – “IRAN ayaa masuul ka ahayd labadii Weerar ee horraantii bishan lala beegsaday labada Goobood ee lagu sifeeyo Shidaalka Sucuudiga” sidaa waxa...

40 Qof Oo Ku Dhintay Goob Ay Xaflad Aroos Ka Socotay Oo La Duqeeyay

Kabul (HCTV) -  Ugu yaraan 40 Qof oo Shacab ah ayaa ku dhintay Duqayn Diyaaradeed iyo Hawl-gal dhulka ah oo Ciidammada Dawladda Afghanistan ku...

“Labada Kornayl Way Iska Tagi, Hadday Shaqayn Waayeen..” F. C. Waraabe

Hargeysa (HCTV) – Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in Shacabka Somaliland looga baahan yahay inay ilaashadaan Nabadgalyadooda...

Soomaaliya: Al-Shabaab Oo Sawirro Ku Soo Bandhigay Khasaaraha Weerar Ay Saldhig Ciidan Ku Qaadeen

Soomaaliya (HCTV) – Kooxda Al-shabaab ayaa soo bandhigtay Meydadka Askar ka mid ah kuwa Dawladda oo ay sheegeen inay ku laayeen Saldhigga Ciidammada Soomaaliya...

7 Caruur Ah Oo Ku Dhintay Dugsi Ay Wax Ku Baranayeen Oo Ku Yaala Nairobi

Nairobi, (HCTV) – Ugu yaraan todoba caruur ah ayaa dhintay kadib markii uu soo dumay fasalkii ay wax ku baranayeen oo ku yaalay dugsi...

Shariif Sheekh Axmed Oo Cambaareeyey Talaabadii Dawladda Farmaajo Kaga Horjoogsatay Inuu U Socdaalo Kismaayo

Muqdisho, (HCTV) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo warbaahinta maanta kula hadlayay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaiya ayaa siweyn u...

Madaxweynihii Hore Ee Somalia Oo Laga Hor-Istaagay Inuu Ka Qaybgalo Caleemo Saarka Axmed Madoobe

Muqdisho, (HCTV) – Madaxweynihii hore ee Somalia Sheekh Sharif Sheikh Ahmed iyo wefti uu hogaaminayey oo ka tirsan xisbigiisa Himilo ayaa laga horjoogsaday inuu...

Suxufiyiin Ka Hawlgala HadhwanaagNews Oo Xoriyadoodii Dib U Helay

Hargeysa, (HCTV) – Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa xaqiijiyey in suxufiyiin ka hawlgala shabakada Wararka ee HadhwanaagNews oo kuj dhawaad 15-kii maalmood ee...

Xoghaye Guterres Oo Hogaamiyeyaasha Caalamka U Muujiyey Khatarta Isbadalka Cimilada Aduunka

New York, (HCTV) – Xoghayaha Guud  ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa sheegay in isbadalka Cimiladu ay tahay arinta ugu muhiimsan ee hortaala hogaamiyeyaasha...

Most Popular

Recent Comments