HomeSearch

- search results

If you're not happy with the results, please do another search.

Akhri: Tirada Muslimiinta Sannadkan Soo Xajaysa & Gaadiidka Ay Sucuudiga Ku Gaadheen

Makka (HCTV) – Wasaaradda Arrimaha Xajka iyo Cumrada ee Sucuudiga ayaa ku dhawaaqday inay sannadkan Waajibaadka Xajka gudanayaan Muslimiin gaadhaya 2.5 Milyan. Dadka Xajka gudanaya...

Nin Ay Walaalo Yihiin Hoggaamiyaha Xuutiyiinta Oo Shir-qool Lagu Khaarajiyey

Chad (HCTV) - Ibrahim Badreddin Al Houthi oo ay Walaalo yihiin Hoggaamiyaha Kooxda Xuutiyiinta ah ee dagaallada ka wada dalka Yemen, ayaa lagu khaarajiyey...

Ingiriiska Oo Caawa Laydh La’aani Ka Dhacday

London, (HCTV) - Kumanaan qof ayay saamayn ku yeelatay Laydh la’aan soo food saartay meelo badan oo dalka Ingiriiska ah, taas oo saamaysay guryaha...

Dhaqaalaha Ingiriiska Oo Hoos U Dhacay Markii U Horreysay Tan Iyo 2012

London, (HCTV) – Xafiiska Tirakoobka Qaranka ee dalka Ingiriiska ayaa sheegay in dhaqaalaha UK uu hoos u dhac ku yimid markii u horaysay tan...

Tiro Ka Badan Laba million Oo Muslimiin Ah Oo Gudashada Xajku U Bilaabantay

Makka, (HCTV) – Dad tiradoodu ka badan tahay laba million oo Muslimiin ah ayay u bilaabantay gudashada waajibaadka xajka oo sanad kasta loo tago...

Warbixin Hordhac Ah Oo Laga Soo Saaray Qarixii Lagu Dilay Duqii Muqdisho

Muqdisho, (HCTV) – War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaarada Amniga ee dawlada federalka ee Somalia ayaa lagu soo bandhigay baadhitaan hordhac ah oo xukuumada Somalia...

Dawaldda Somalia Oo Sharuud Ku Xidhay Natiijada Doorashada Jubbaland

Muqdisho, (HCTV) – Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya ayaa sheegtay in Wasaarraddu marnaba aanay aqoonsan doonin natiijo kasta oo ka soo baxda doorashada Jubbaland, haddii...

Dadka Degan Kashmir Oo Ka Qaybgalay Salaadii Jimcaha, Xili Bandoo Culusi Saaran Tahay

Kashmir, (HCTV) – Maamulka dalka Indian ayaa sheegay in dadka degan gobolka Kashmir ay ku tukan karaan meelaha u dhaw, sida salaada Jimce iyo...

Sababta Mar Kale Dib U Ridday Doorashada Goleyaasha Wakiilllada Iyo Deegaannada Somaliland (Akhri)

Hargeysa (HCTV) – Shir-jaraa’id oo uu Maanta Magaalada Hargeysa ku qabtay Guddoomiyaha Komiishanka Doorashooyinka Soomaaliya, ayuu ku sheegay inay mar kale dib u dhacday...

Taliyaha Cusub Ee Ciidammada Maraykanka Ee Afrika Oo Booqday Soomaaliya

Muqdisho (HCTV) – Taliyaha cusub ee Ciidammada Maraykanka ka jooga ee Afrika ee loo yaqaano Africom, Stephen Townsend ayaa booqasho ku tagay Magaalada Muqdisho...

Most Popular

Recent Comments