HomeSearch

- search results

If you're not happy with the results, please do another search.

Madaxtooyada Somalia Oo Ka Jawaabtay Eedo Ka Soo Yeedhay Midawga Musharixiinta

Muqdisho (HCTV) - Madaxtooyada Soomaaliya ayaa jawaab ka bixisay eedeyn ka timid xubnaha mucaaradka gaar ahaan Midowga Musharixiinta oo sheegay in shirka uu ku...

Al-Shabaab Oo 5 Qof Toogatay Kadib Markii Ay Ku Eedaysay Basaasnimo

Jilib, (HCTV) - Wararka ka imanaya degmada Jilib ee gobolka Jubadda Dhexe ayaa sheegaya in xoogagga Ururka Al-shabaab goob fagaare ah ay ku toogteen...

US Congressman Chris Smith Praises Somaliland for Advancing Electoral Democracy

The Ranking Member of the House Subcommittee on Africa, Global Health, and Global Human Rights, Congressman Chris Smith in a hearing held hours ago...

Xukuumada Somaliland Oo Bixinaysa Lacagaha Deebaajiga Ah Ee Ku Waajibay Musharixiinta Haweenka Iyo Beelaha Lahayb Sooco

Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WHM/240-718/03202 ku go’aamiyey in Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland...

Maraykanka Oo Ciidamada Eritrea Ugu Baaqay Inay Ka Baxaan Gobolka Tigrayga

Washington, (HCTV) – Xoghayaha Arrimaha dibada Maraykanka Antony Blinken ayaa Eritrea ugu baaqay inay ciidamadeeda kala baxdo goobolka Tigrayga ee dalka Ethiopia, si loo...

Summit delays Somalia application to join EAC

Arusha, (HCTV) - The Federal Republic of Somalia will have to wait longer before sharing the table with other East Africa Community countries. During the...

Muqdisho: Taliye Ku Xigeenka Ciidanka Somalia Iyo Gudoomiyaha Yaaqshiid Oo Ka Badbaaday Qarax

Muqdisho, (HCTV) – Taliye ku xigeenka ciidanka Somalia Brigadier General Cabbaas Aamin Cali ayaa ka badbaaday qarax miino oo magaalada muqdisho ka dhacay, subaxnimadii...

Wasiirka Maaliyada Ethiopia Oo Ka Hadlay Hanaanka Lagu Madaxbanaanaynayo Isgaadhsiinta Dalkaasi

Addis Ababa, (HCTV) - Wasaaradaha Maaliyada iyo Isgaadhsiinta Ethiopia ayaa bilaabay shir lagaga hadlayo geedi soodka madaxbanaanaynta hanaanka isgaadhsiinta ee dalka Ethiopia. Shirkan oo socon...

test

Madaxweyne Farmaajo Oo Boggaadiyey Heshiiskii Xukuumadda Iyo Midowga Musharixiinta

Muqdisho, (HCTV) - Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyay heshiiskii xalay dhaxmaray dowladda iyo Midowga Musharixiinta. War ka soo baxay madaxtooyada Soomaaliya...

Most Popular

Recent Comments