HomeSearch

- search results

If you're not happy with the results, please do another search.

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Oo Ka Qayb-galay Xuska Maalinta Dhalinyaradda Ee UFO

Hargeysa, (HCTV) - Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa saaka ka qayb-galay Xuska Maalinta Dhallinyarada Somaliland ee (UFO) oo sannad...

Dibadbax Ka Dhacay Muqdisho Iyo Ciidamada Oo Rasaas U Adeegsaday

Muqdisho, (HCTV) - Ciidamada dowladda ayaa rasaas ku furay dibadbaxayaal ay horkacayeen Ra'iisal Wasaarihii hore ee dalka Xassan Cali Kheyre iyo Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur...

Gudoomiyaha Bangiga Dhexe Ee Somaliland Oo Sheegay Inay Hakiyeen Isticmaalka Noodhka $50

Hargeysa, (HCTV) – Somaliland ayaa hakisay in dalka laga isticmaalo lacagta 50 dollar, maadaama oo  dalka ay soo gashay lacag foojari ah. Gudoomiyaha Bangiga Dhexe...

Musharixiinta Mucaaridka Ah Ee Somalia Oo Isku Diyaarinaya Dibadbaxa Maalinta Barri Oo Jimce Ah

Muqdisho, (HCTV -  Magaalada Muqdisho ayaa laga dareemayaa dhaqdhaqaaqyo iska soo horjeeda oo la xiriira dibadbaxa maalinta Berri ah lagu waddo in ay qabtaan...

Beesha Caalamka Oo Soo Dhowaysay Qodobadii Kasoo Baxay Guddida Qabanqaabada Shirweynaha Wadatashiga Somalia

Muqdisho, (HCTV) - Beesha caalamka ayaa soo dhoweysay in Guddiga Farsamada ee matalaya Dowladda Federaalka ah iyo Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ah...

‘Ethiopia to welcome mediation of Turkey with Sudan’

Ankara, (HCTV) - If offered, Ethiopia would appreciate the Turkish government's mediation on the recent border conflict with Sudan, said the Ethiopian Foreign Ministry...

Ethiopia Oo Soo Dhaweysay In Turkigu Dhexdhexaadin Ka Galo Dagaalka Xadka Ee Iyaga Iyo Sudan

Ankara, (HCTV) – Dawladda Ethiopia ayaa sheegtay inay soo dhaweynayso dhexdhexaadinta dowladda Turkiga ay ka geysanayso colaadda dhawaan ka dhacday xadka ay la wadaagto...

Mucaaridka Somalia Oo Dawladda Uga Digay Inay Caqabad Ku Noqoto Dibadbaxa Maalinta Jimcaha

Muqdisho, (HCTV) - Midowga Musharixiinta ayaa uga diggay dowladda Soomaaliya ay carqaladeyso dibadbaxa lagu waddo in maalinta Jimcaha uu ka dhaco magaalada Muqdisho ee...

Gudoomiye Ku Xigeenka Golaha Wakiilada Somaliland Oo U Diga-Rogtay Xisbiga Waddani

Hargeysa, (HCTV) - Guddoomiye ku xigeenka golaha wakiilada Somaliland, Axmed Yaasiin Sh. Cali Ayaanle, ayaa xisbiga mucaarad ka ah ee Wadani xaflad soo dhawayna,...

Meet our Team Leader

Most Popular

Recent Comments