HomeSearch

- search results

If you're not happy with the results, please do another search.

Soomaaliya: Golaha Wasiirrada Oo Meel-mariyey Qorshe Lagula Dagaalamayo Musuqmaasuqa

Muqdisho (HCTV) - Golaha Wasiirrada ee Dawladda Federaalka Soomaaliya, ayaa kulan Maanta kh yeesheen Habka Maqalka iyo Muuqaalka ah ee Internet-ka,waxay ku meel-mariyeen Qorshaha...

Soomaaliya Oo Dib U Furaysa Duulimaayadii Ay U Joojisay Cabsida Covid_19

Muqdisho (HCTV) - Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay dib u furayso duulimaadyadii ay joojisay ka hor-tagga Cudurka Covid_19. Wasiirka Wasaaradda Duulista ee Soomaaliya, Maxamed...

USA: Saddex Askari Oo Ka Qayb-qaatay Dilka Ninkii Madowga Ahaa Oo La Soo Xidhay

USA (HCTV) - Xeer Ilaaliyaha Guud ee Gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka Keith Ellison ayaa dambi ku soo oogay saddexdii Askari ee booliiska ee...

Golaha Sare Ee Arrimaha Islaamka Ethiopia Oo Ku Baaqay In La Wadaago Biyaha Niil-ka

Addis Ababa, (HCTV) - Golaha Sare ee Arrimaha Islaamka ee dalka Itoobiya (EIASC) ayaa Khamiista maanta ku baaqay in si nabad ah loo xalliyo...

Wasiirka Caafimaadka Somaliland Oo Dawooyin Iyo Raashin Gaadhsiiyey Gobolka Togdheer

Burco, (HCTV) - Wasiirka Caafimaadka Somaliland, Cumar Cali Cabdilaahi ayaa daawooyin Iyo raashin ku wareejiyay maamulka Gobolka Togdheer. Raashinkan oo guddida ka hortaga COVID19 ee...

Wasaarada Caafimaadka Somaliland Oo Xaqiijisay 18 Xaaladood Oo Cusub Oo COVID-19 Ah

Hargeysa, (HCTV) – Wasaarada Caaafimaadka Somaliland ayaa sheegtay in maanta 80 qof oo lagu sameeyey baadhitaan ku saabsan Coronavirus laga helay 18 ka mid...

Major-General Yaasiin Ibraahim Oo Loo Magacaabay Wasiirka Difaaca Sudan Xili Xiisadi Kala Dhaxayso Ethiopia

Khartoum, (HCTV) - Dowlada Suudaan ayaa dhaarisay wasiirka gaashaandhigga kadib mudo laba bilood ah geeridii ku xigeenkii hore ee gaashaandhiga dalkaasi. Major-General  Yassin Ibrahim Yassin...

Dagaal Ciidamada Somalia Iyo Al-Shabaab Ku Dhexmaray Buurdhuubo

Buurdhuubo, (HCTV) - Wararka ka imanaya degmada Buurdhuubo ee Gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan in  halkaasi uu ka dhacay weerar Al-shabaab ay ku qaadeen...

Madaxweynaha Iyo Ku Xigeenkiisa Puntland Oo Ka Heshiiyay Khilaafkii Kala Irdheeyey

Garoowe, (HCTV) – War-saxaafadeed kasoo baxay madaxtooyada Puntland, ayaa lagu sheegay in lasoo afjaray khilaafkii u dhexeeyay Madaxweynaha Puntland Siciid Deni iyo Madaxweyne ku-xigeenkiis,...

Kalfadhiga 43-Aad Ee Baarlamanka Somaliland Oo Dib Loo Dhigay

Hargeysa, (HCTV) - Kalfadhiga 43-aad ee Baarlamanka Somaliland ayaa dib loo dhigay xanuunka Coronavirus ee sida xawliga ah u fidaya awogeed, sida lagu sheegay...

Most Popular

Recent Comments