Category: WARARKA

1 122 123 124 125 126 195 1860 / 2919 POSTS
Nin 46 Sanadood Xabsi Si Khaldan Ugu Jiray Oo Magdhaw U Helay $1.5 million

Nin 46 Sanadood Xabsi Si Khaldan Ugu Jiray Oo Magdhaw U Helay $1.5 million

Michigan, (HCTV) - Richard Phillips ayaa xidhnaa mudo 46 sanadood ah kadib markii loo soo xidhay dil aanu isagu geysan, waxaanu mudadaasi aadka u dhee [...]
SOOL: Afar Carruur Ah Oo Miino Kaga Qaraxday Tuke-raq

SOOL: Afar Carruur Ah Oo Miino Kaga Qaraxday Tuke-raq

Sool (HCTV) – Inta la ogyahay Afar Carruur ah ayaa ku dhaawacmay Miino kula kacday Duleedka Degmada Tuke-raq ee Gobolka Sool. Weriyaha Telefiishank [...]
Muqdisho: Maxkamad Xukuntay Askari Dilay Dirawal Mooto Bajaaj

Muqdisho: Maxkamad Xukuntay Askari Dilay Dirawal Mooto Bajaaj

Muqdisho (HCTV) - Maxkamadda Ciidamada ee Soomaaliya ayaa xukun dil ah ku riday Eedeysane Cali Maxamuud Axmed oo ka tirsanaa Ciidanka Booliska, kaasi [...]
Sudan Oo Sheegtay Inay Sucuudiga Ka Difaaci Doonto Khatarta Iran

Sudan Oo Sheegtay Inay Sucuudiga Ka Difaaci Doonto Khatarta Iran

Jiddah, (HCTV) - Jeneraal sare oo ka tirsan Golaha Milatariga Sudan ayaa wacad ku maray inuu Sucuudiga ka difaaci doono khatarta iyo weerarada uga ima [...]
“Farmaajo, Jabhado Ayuu u Samaystay Somaliland..” Wasiirka Arr. Gudaha

“Farmaajo, Jabhado Ayuu u Samaystay Somaliland..” Wasiirka Arr. Gudaha

Hargeysa (HCTV) – Xukuumadda Somaliland ayaa markii ugu horraysay sheegtay in Dawladda Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Farmaajo ay jabhado u sa [...]
Priyanka Chopra Oo Ethiopia Socdaal Ku Tagtay

Priyanka Chopra Oo Ethiopia Socdaal Ku Tagtay

Addis Ababa, (HCTV) -  Actrada Caanka ka ah shirkadaha Bollywood iyo Hollywood ee ka soo jeeda dalka India, Priyanka Chopra Jonas isla markaana ah Saf [...]
“UCID Ahaan, Waxaanu ka shaqaynaynaa Sidii Farmaajo Looga Takhalusi Lahaa” Faysal C. Waraabe

“UCID Ahaan, Waxaanu ka shaqaynaynaa Sidii Farmaajo Looga Takhalusi Lahaa” Faysal C. Waraabe

Hargeysa (HCTV) – Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa ka jawaabay Su’aal laga waydiiyey waxa xaleeyay in isaga i [...]
Iran Oo Sheegtay In Talaabada Maraykanku Khatar Galinayso Nabadda Adduunka

Iran Oo Sheegtay In Talaabada Maraykanku Khatar Galinayso Nabadda Adduunka

Washingtion, (HCTV) – Dawlada Maraykanka ayaa ciidamo dheeraad ah u dirtay Bariga Dhexe kadib markii ay dawlada Tehran ku eedaysay inay ka dambaysay w [...]
Theresa May Oo Ku Dhawaaqday Inay Is-casishay

Theresa May Oo Ku Dhawaaqday Inay Is-casishay

London, (HCTV) - Raysal Wasaaraha dalka Ingiriiska Therea May ayaa ku dhawaaqday inay iska casilayso xilak Raysal Wasaaraha dalka INgiriiska kadib mar [...]
Save the Children Oo Qaylo Dhaan Ka Soo Saartay Puntland

Save the Children Oo Qaylo Dhaan Ka Soo Saartay Puntland

“Afartii Caruur Ah 3 Ka Mid Ahi Waxay Wajahayaan Cunto Yaraan Daran” Save the Children Garoowe,  (HCTV) - Wakhti xaadirkan afartii caruur ah ee ku [...]
Algeria Oo Noqday Dalkii 2-aad Ee  Duumada Laga Cidhib-tiray Afrika

Algeria Oo Noqday Dalkii 2-aad Ee Duumada Laga Cidhib-tiray Afrika

Hargeysa (HCTV) – Afrika waa Qaarad caan ku ah Xanuunka Doomada ama Kaneecada, kaasi oo ah Cudur halis-geliya nolosha, waxaana xanuunkaasi sababta Qan [...]
Ergay Chinese Ah Oo Beesha Caalamka Ugu Baaqay In La Taageero Somalia

Ergay Chinese Ah Oo Beesha Caalamka Ugu Baaqay In La Taageero Somalia

New York, (HCTV) - Ergay Chinese ah ayaa beesha caalamka ugu baaqay in taageero farabadan la siiyo Somalia si wax looga qabto arimaha amaanka, bani’aa [...]
Isku Dhacyo Jakarta Ku Dhexmaraya Bileys Iyo Dibadbaxayaal Natiijada Doorashada Diidan

Isku Dhacyo Jakarta Ku Dhexmaraya Bileys Iyo Dibadbaxayaal Natiijada Doorashada Diidan

Jakarta, (HCTV) – Dibadbaxyo lagaga soo horjeedo natiijada doorashadii Madaxweynenimada ee ka dhacday dalka Indonesia bil ka hor ayaa ka socda habeelk [...]
Dawladda Soomaaliya Oo Cambaaraysay Gantaal Xuutiyiintu La Beegsadeen Makkah

Dawladda Soomaaliya Oo Cambaaraysay Gantaal Xuutiyiintu La Beegsadeen Makkah

Muqdisho (HCTV) – Wasaaradda Arrimaha dibedda Soomaaliya ayaa Cambaareyasay Gantaal kooxda Xuutiyiinta ee dagaallada ka wada Yemen ay ku tuureen Magaa [...]
Unug Ka Tirsan Booliska Maraykanka Oo Gabi Ahaantood Ka Kooban Rag Soomaali Ah

Unug Ka Tirsan Booliska Maraykanka Oo Gabi Ahaantood Ka Kooban Rag Soomaali Ah

Minnesota, (HCTV) -  Unug ka tirsan bilayska Tareenada ee dalka Maraykanka ayaa taariikh sameeyey ka dib markii dhamaan saraakiisha unugaasi ka kooban [...]
1 122 123 124 125 126 195 1860 / 2919 POSTS