Category: WARARKA

1 123 124 125 126 127 195 1875 / 2914 POSTS
Milatariga Pakistan Oo Sheegay Inay Tijaabiyeen Gantaal Cusub

Milatariga Pakistan Oo Sheegay Inay Tijaabiyeen Gantaal Cusub

Islamabad, (HCTV) – Milatariga dalka Pakistan ayaa sheegay inay ku guulaysteen tijaabinta gantaal nooca ridada dheer ah ee iskaga gudba qaaradaha. [...]
Wasiirka Arimaha Dibada Somalia Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Safiirka Turkiga

Wasiirka Arimaha Dibada Somalia Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Safiirka Turkiga

Muqdisho, (HCTV) - Wasiirka arimaha dibada ee Somalia Axmed Isse Cawad ayaa kulan xafiiskiisa kula yeeshay Safiirka dalka Turkiga u fadhiya Somalia Me [...]
Dawladda Soomaaliya Oo Si Taxader Leh Uga Jawaabtay Ficilladii U Dambeeyay Ee Kenya (Akhri)

Dawladda Soomaaliya Oo Si Taxader Leh Uga Jawaabtay Ficilladii U Dambeeyay Ee Kenya (Akhri)

Muqdisho (HCTV) – Wasaaradda Arrimaha dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, ayaa soo saartay qoraal kaga jawaabay Tallaabo ay Dawladda Ke [...]
Wasiirkii Hore Ee Arrimaha Dibedda Soomaaliya Oo Ku Dhintay Qarax Muqdisho Ka Dhacay

Wasiirkii Hore Ee Arrimaha Dibedda Soomaaliya Oo Ku Dhintay Qarax Muqdisho Ka Dhacay

Muqdisho (HCTV) – Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya Qarax Maanta gelinkii hore ka dhacay Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Dadka ku dhintay uu ku j [...]
Mudaharaado Dhimasho Sababay Oo Ka Socda Indonesia

Mudaharaado Dhimasho Sababay Oo Ka Socda Indonesia

Jakarta, (HCTV) – Ugu yaraan lix qof ayaa lagu dilay dibadbaxyo ka sii socda maalintii labaad caasimada dalka Indonesia ee Jakarta, kadib natiijadii d [...]
Nairobi: Xisbiyada Somaliland Oo Kulan La Yeeshay Wakiilka IGAD Ee Somalia

Nairobi: Xisbiyada Somaliland Oo Kulan La Yeeshay Wakiilka IGAD Ee Somalia

Nairobi, (HCTV) – Weftigii xisbiyada Somaliland ee socdaalka ku joogay dalka Kenya ayaa kulan la yeeshay Ergayga gaarka ah ee IGAD u qaabilsan Somalia [...]
Somaliland Oo Kaalinta 1-aad Ka Gashay Tartan Qur’aan Oo Jabuuti Ka Dhacay

Somaliland Oo Kaalinta 1-aad Ka Gashay Tartan Qur’aan Oo Jabuuti Ka Dhacay

Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta Qaabiley Saddex Arday oo reer Somaliland ah, kuwaasi oo Dalka Jabuuti kaga [...]
Muqdisho: 5 Qof Oo Ku Dhintay Qaraxa Al-shabaab Sheegatay

Muqdisho: 5 Qof Oo Ku Dhintay Qaraxa Al-shabaab Sheegatay

Muqdisho (HCTV) – Qarax ayaa ka dhacay Magaalada Muqdisho gelinkii hore ee Maanta, waxaanu geystay khasaare dhimasho iyo dhaawac iskugu jirta. Qara [...]
Sucuudiga Oo Dil U Qorsheeyay 3 Caalim Oo Argagixisonimo Lagu Eedeeyay

Sucuudiga Oo Dil U Qorsheeyay 3 Caalim Oo Argagixisonimo Lagu Eedeeyay

  Riyadh (HCTV) – Saddex ka mid ah Aqoonyahannada Diinta Islaamka ee Dalka Sucuudiga ayaa la sheegay in lagu xukumayo Dil. Saddexdan Wadaad oo gudah [...]
Kornayl Ka Mid Ahaa Taliskii Maxamed Siyaad Barre Oo Maxkamaddi Xukuntay

Kornayl Ka Mid Ahaa Taliskii Maxamed Siyaad Barre Oo Maxkamaddi Xukuntay

USA (HCTV) – Maxkamad ku Taalla Dalka Maraykanka ayaa Xukun ku riday kornayl Yuusuf Cabdi Cali (Tuke) oo ka mid ahaa Saraakiishii Ciidammada Milletari [...]
Soonka iyo Caafimaadka Qofka !!

Soonka iyo Caafimaadka Qofka !!

Assalaamu Calaykum, Ramadaan wacan dhamaan akhyaarta, Waxaynu ku dhexjirnaa bishii khayrka badnayd ee ramadaanta waqtiguna sida hilaaca ayuu mar [...]
Weftigii Somaliland Ee Socdaalka Ku Joogay Kenya Oo Kulamo La Yeeshay Qaadhaan Bixiyeyaasha

Weftigii Somaliland Ee Socdaalka Ku Joogay Kenya Oo Kulamo La Yeeshay Qaadhaan Bixiyeyaasha

Nairobi, (HCTV) – Wefti balaadhan oo ka socday labada xisbi ee Somaliland ee UCID iyo Kulmiye oo ay hogaaminayeen Maxamed Kaahin Axmed iyo xisbiga UCI [...]
Diyaarada Hermeus Qorshaheedu Wuxuu Yahay Inay U Duusho New York Ilaa London 90 Daqiiqo

Diyaarada Hermeus Qorshaheedu Wuxuu Yahay Inay U Duusho New York Ilaa London 90 Daqiiqo

Washington, (HCTV) - Shirkad Maraykan ah ayaa shaaca ka qaaday qorshe ay ku horumarinayso diyaarad u socota shan saacadood oo ah xawaaraha codka, taas [...]
Somaliland: Dawladda Oo Qaadday Tallaabo Lagaga Hor-tagayo Shilalka Gaadiidka

Somaliland: Dawladda Oo Qaadday Tallaabo Lagaga Hor-tagayo Shilalka Gaadiidka

Hargeysa (HCTV) – Wasaaradda Gaadiidka Iyo horumarinta Jidadka Somaliland, ayaa bilowday hawl-gal ay ku ururrinayso Gaadiidka ay wadaan Dirawallada aa [...]
Faysal Oo Cirro Ku Eedeeyay Inuu War Xun Siiyey Beesha Caalamka

Faysal Oo Cirro Ku Eedeeyay Inuu War Xun Siiyey Beesha Caalamka

Nairobi (HCTV) – Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe oo ka mid ah Wefti ka socda Xisbiyada KULMIYE iyo UCID oo Socdaa [...]
1 123 124 125 126 127 195 1875 / 2914 POSTS