Category: WARARKA

1 167 168 169 170 171 236 2535 / 3533 POSTS
Guddoomiyaha Guurtida Oo Ku Taliyey In Wax Lala Qabto Dagaalameyaasha SNM Ee Dhaawac Ah

Guddoomiyaha Guurtida Oo Ku Taliyey In Wax Lala Qabto Dagaalameyaasha SNM Ee Dhaawac Ah

Hargeysa (HCTV) – Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland, Md. Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa ka hadlay Ahmiyadda xuska 18-ka May, waxaanu farriin  u d [...]
Xijaabka Oo Loo Fasaxay Dumarka Ku Jira Booliska Scotland

Xijaabka Oo Loo Fasaxay Dumarka Ku Jira Booliska Scotland

Scotland (HCTV) – Xijaabka ayaa lagu daray Dirayska ay xidhaan Ciidammada Booliska ee Scotland, waxaana Dumarka Muslimiinta ah ee Booliska ku jiraa fa [...]
Dalka Ingiriiska Oo Kaalinta Koowaad Ka Galay Dhinaca Sakhrada Iyo Cabida Khamriga

Dalka Ingiriiska Oo Kaalinta Koowaad Ka Galay Dhinaca Sakhrada Iyo Cabida Khamriga

London, (HCTV) – Daraasad la sameeyey ayaa muujinaysa in dalka Ingiriisku uu kaalinta koowaad kaga jiro heerka cabditaanka Khamriga iyo walxaha kale e [...]
Saylici Oo Ka Hadlay Askari Boolis Ahaa Oo Lagu Dilay Laascaanood

Saylici Oo Ka Hadlay Askari Boolis Ahaa Oo Lagu Dilay Laascaanood

Boorama (HCTV) – Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland, Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa ka hadlay Dilka labadii Sarkaal ee ka mid a [...]
Dawlada Ethiopia Oo Bilawday Inay Tashiilayso Laydhka Ay Guryaha Iyo Warshadaha Siiso

Dawlada Ethiopia Oo Bilawday Inay Tashiilayso Laydhka Ay Guryaha Iyo Warshadaha Siiso

Addis Ababa, (HCTV) – Dawladda Ethiopia ayaa bilaabaysa qorshe ay ku yaraynayso xadiga Laydhka ama Korontada ee ay helayaan guryaha iyo warshadaha mac [...]
Darawal Mooto Bajaaj Ah Watay Oo Lagu Dilay Muqdisho

Darawal Mooto Bajaaj Ah Watay Oo Lagu Dilay Muqdisho

Muqdisho, (HCTV) - Askari ka tirsan ciidanka booliska ayaa lagu soo warramaya inuu toogasho ku dilay nin dhallinyaro ah oo ka mid ahaa darawalada moot [...]
Xog Ay Bixisay Isreal Oo Sii Hurinaysa Xiisadda Maraykanka Iyo IRAN

Xog Ay Bixisay Isreal Oo Sii Hurinaysa Xiisadda Maraykanka Iyo IRAN

Iraaq (HCTV) – Xoghayaha Arrimaha dibedda ee Dalka Maraykanka Mike Pompeo oo lagu waday inuu socdaal ku tago Dalka Jarmalka, ayaa baajiyey isla-markaa [...]
“Caalamku Wuxuu Gar-Waaqsaday In La Joogo Wakhtigii La Kala Guri Lahaa Somaliya & S/land..” Madaxweyne Biixi

“Caalamku Wuxuu Gar-Waaqsaday In La Joogo Wakhtigii La Kala Guri Lahaa Somaliya & S/land..” Madaxweyne Biixi

Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland, Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in la gaadhay xilligii ay kala guran lahaayeen Somaliland iyo Soomaaliya [...]
Maraykanka Oo Digniino U Diray Diyaaradaha Rakaabka Ee Dul Mara Gacanka Carabta

Maraykanka Oo Digniino U Diray Diyaaradaha Rakaabka Ee Dul Mara Gacanka Carabta

Washington, (HCTV) – Dibomaasiyiinta dalka Maraykanka ayaa digniino u jeediyey diyaaradaha ganacsiga ee dul maraya hawada sare ee gacanka Carabta inay [...]
Xuska 18-ka May Oo Berbera Badda Iyo Berigaba Si Balaadhan Loogu Dabaal Degay

Xuska 18-ka May Oo Berbera Badda Iyo Berigaba Si Balaadhan Loogu Dabaal Degay

Berbera, (HCTV) – Xuska Munaasibada 18-ka May oo laga xusay guud ahaan Somaliland ayaa loogu dabaal degay sanad guurada 28aad ee maalintii Somaliland [...]
Madaxweyne Biixi Oo Cirro Ku Eedeeyay Inuu Si Gaar Ah U Diiddan Yahay Doorashada, Faysal-na Bogaadiyey

Madaxweyne Biixi Oo Cirro Ku Eedeeyay Inuu Si Gaar Ah U Diiddan Yahay Doorashada, Faysal-na Bogaadiyey

Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland, Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay khilaafka ka taagan doorashooyinka Goleyaasha Baarlamaanka iyo Deegaan [...]
Somaliland Oo Laga Xusay 28 Guurada Xilligii Ay Madax-banaanideeda Kala Soo Noqotay Soomaaliya

Somaliland Oo Laga Xusay 28 Guurada Xilligii Ay Madax-banaanideeda Kala Soo Noqotay Soomaaliya

Hargeysa (HCTV) – Guud ahaan Gobollada iyo Degmooyinka Somaliland, ayaa saaka looga dabbaal-degay 28 Guurada ka soo wareegtay markii Somaliland ay xor [...]
Wufuud Ka Socda Uganda, Kenya Iyo Djibouti Oo Somaliland Kaga Qaybgalka Xuska 18 May

Wufuud Ka Socda Uganda, Kenya Iyo Djibouti Oo Somaliland Kaga Qaybgalka Xuska 18 May

Hargeysa, (HCTV) – Wefti culus oo ka socday Baarlamaanka dalka Uganda ayaa soo gaadhay caasimada Somaliland ee Hargeysa, kuwaas oo hawlo xaqiiqo raadi [...]
Madaxweynaha Somaliland Oo Cafis U Fidiyey 517 Maxbuus

Madaxweynaha Somaliland Oo Cafis U Fidiyey 517 Maxbuus

Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa cafis u fidiyey 517 maxbuus oo ku xidhan jeelasha Somaliland in la sii daayo [...]
Hargeysa: Aas Loo Sameeyay Meydad Xabaal-wadareed Laga Soo Saaray

Hargeysa: Aas Loo Sameeyay Meydad Xabaal-wadareed Laga Soo Saaray

Hargeysa (HCTV) – Guddiga baadhista Xasuuqa Somaliland, ayaa Meydadka 29 Ruux Xabaal-wadareed ugu sameeyay Xabaalaha Masallaha ee Koonfurta Magaalada [...]
1 167 168 169 170 171 236 2535 / 3533 POSTS