Category: WARARKA

1 44 45 46 47 48 96 690 / 1433 POSTS
AKHRI: Qodobbada Heshiis Ay Wada Gaadheen KULMIYE Iyo UCID

AKHRI: Qodobbada Heshiis Ay Wada Gaadheen KULMIYE Iyo UCID

Hargeysa (HCTV) – Xisbiyada UCID iyo KULMIYE ayaa waxay qalinka ku duugeen heshiis ay ka gaadheen khilaafkii ka taagnaa Qabsoomidda doorashada, ka dib [...]
50 Qof Oo Ku Dhintay Dhul Macdanta Laga Qodo Oo Ku Soo Dumay Dalka Myanmar

50 Qof Oo Ku Dhintay Dhul Macdanta Laga Qodo Oo Ku Soo Dumay Dalka Myanmar

Naypyitaw, (HCTV) – Tiro ka badan 50 qof ayaa laga cabsi qabaa inay ku dhinteen kadib markii uu dhul ku soo dumay waqooyiga dalka Myanmar, sida ay cad [...]
Ninka Ugu Taajirsan Denmark Oo 3 Carruur Ah Ku Waayey Qaraxyadii Sri Lanka

Ninka Ugu Taajirsan Denmark Oo 3 Carruur Ah Ku Waayey Qaraxyadii Sri Lanka

Denmark, (HCTV) – Anders Holch Povlsen oo ah Ninka ugu Maal-qabeensan Dalka Denmark, ayaa saddex ka mid ah Afar Carruur ah oo uu dhalay ay ku dhinteen [...]
Baarlamaanka Iran Oo Ciidamada Maraykanka U Aqoonsaday Argagixiso

Baarlamaanka Iran Oo Ciidamada Maraykanka U Aqoonsaday Argagixiso

Tehran, (HCTV) - Aqalka Baarlamaanka dalka Iran ayaa maanta oo Salaasa ah ku dhawaaqay inay meel mariyeen ga’aan ay ciidamada Maraykanka ee ku sugan b [...]
Ma Xidiidh-baa Ka Dhexeeya Weerarradii Srilanka Iyo Kuwii Masaajiidda New Sealand ?

Ma Xidiidh-baa Ka Dhexeeya Weerarradii Srilanka Iyo Kuwii Masaajiidda New Sealand ?

Sri Lanka (HCTV) – Dawladda Srilanka ayaa markii ugu horraysay ka hadashay Qaraxyo xidhiidh ahaa oo ka Axaddii ka dhacay  3 kiniisadood iyo 3 Huteel o [...]
Jeer Farabadan Oo Dhimatay Seeraha Ethiopia

Jeer Farabadan Oo Dhimatay Seeraha Ethiopia

Addis Ababa, (HCTV) - Ugu yaraan 28 jeerood ayaa laga helay iyagoo bakhtiyey Seere ku yaalka Koonfur-galbeed dalka Ethiopia sida ay ku waramayaan warb [...]
Ciyaar Xiiso Leh Oo Garoonka Guryo-Samo Ku Dhexmartay AFRICAN RELIEF Vs FAACO Comp

Ciyaar Xiiso Leh Oo Garoonka Guryo-Samo Ku Dhexmartay AFRICAN RELIEF Vs FAACO Comp

Hargeysa, (HCTV) -  Ciyaaraha Tartanka Kubadda Cagta ee HCTV ayaa si habsami leh uga socda Garoonka Guryo-samo ee degmada Maxamuud Haybe, oo ah ciyaar [...]
Shirka Qaahira Uga Furmay Dalalka Midawga Afrika Iyo Ajandayaasha La Soo Dhigay

Shirka Qaahira Uga Furmay Dalalka Midawga Afrika Iyo Ajandayaasha La Soo Dhigay

Qaahir, (HCTV) – Hogaamiyeyaasha dalalka Afrika ayaa maanta oo Salaasa ah shirk u yeeshay magaalada Qaahira ee dalka Masar, kuwaas oo shirkaasi ku faa [...]
Dhulgariir Xoogle Oo Ruxay Philippine Iyo Khasaaraha Ka Dhashay

Dhulgariir Xoogle Oo Ruxay Philippine Iyo Khasaaraha Ka Dhashay

Manila, (HCTV) – Dhulgariir xoogleh oo cabirkiisa lagu qiyaasay 6.4 magnitude ayaa ku dhuftay waqooyi-galbeed ee dalka Philippine. Waxaana ku dhint [...]
Sawirro: Maxay Sideen Madaxda dhaqanka Ee Lagu Casuumay Madaxtooyadu ?

Sawirro: Maxay Sideen Madaxda dhaqanka Ee Lagu Casuumay Madaxtooyadu ?

Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland, Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta Hadhimo-sharafeed ugu sameeyay Qasriga Madaxtooyada, Madax-dhaqameed ka s [...]
Madaxweynaha Somalia Oo Socdaal Ugu Ambabaxay Dalka Masar

Madaxweynaha Somalia Oo Socdaal Ugu Ambabaxay Dalka Masar

Muqdisho, (HCTV) - Madaxweynaha Somalia, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa galabnimadii maanta socdaal ugu amba baxay dalka [...]
Hooyo Ka Kacday Koomo Ay 30 Sannadood Ku Jirtay

Hooyo Ka Kacday Koomo Ay 30 Sannadood Ku Jirtay

UAE (HCTV) – Muniira Cabdalle oo ah hooyo u dhalatay Dalka Imaaraadka Carabta, ayaa ka soo kacday Koomo ay ku jirtay muddo ka badan 30 sanadood ah. [...]
Ethiopia Iyo Qatar Oo Heshiisyo Wada-gaadhay

Ethiopia Iyo Qatar Oo Heshiisyo Wada-gaadhay

Doha, (HCTV) – Dawladaha Ethiopia iyo Qatar ayaa ku heshiiyey inay kor u qaadaan isla markaana ay xoojiyaan wadashaqaynta labada dal gaar ahaana dhina [...]
Ethiopia Oo Lacago Daymo Ah Urursanaysa

Ethiopia Oo Lacago Daymo Ah Urursanaysa

Addis Ababa, (HCTV) – Ethiopia iyo Korea Eximbank ayaa kala saxeexday have signed heshiis lacag gaadhaysa 264 million US dollars lagu dayminayo dalka [...]
1 44 45 46 47 48 96 690 / 1433 POSTS