HomeSearch

- search results

If you're not happy with the results, please do another search.

Maraykanka Oo Muwaadiniintiisa Ugu Baaqay Inay Ka Baxaan Ciraaq

Baqdaad, (HCTV) - Safaaradda Maraykanku ku leeyahay Baqdaad ee dalka Ciraaq ayaa ku booriday dhammaan muwaadiniinteeda inay sida ugu dhakhsaha badan uga baxaan dalka...

Magacyada Saddex Qof Oo Al-shabaab Goob Fagaare Ah Ku Dishay

Soomaaliya (HCTV) – Kooxda Al-shabaab ayaa Meel fagaare ah ku dilay Saddex Qof oo ay sheegeen in Maxkamadi ku xukuntay in la qisaaso. Fagaare ku...

“Qofkii Gardarro Loo Dilay Qiyaamaha Ayuu Ilaahay Agtiisa Ku Sugayaa Qofkii Dilay” Sheekh Dirir

Hargeysa (HCTV) - Sheekh Maxamed Sh Cumar Dirir ayaa ummada uga digay inaan qofka muslimka ah daadinta dhiigiisa lagaga qeybqaadan qowl, ficil, maal iyo...

Iran Oo Wacadd Ku Martay Inay U Aargudi Doonto Taliye Qassem Soleimani

Tehran, (HCTV) - Dilka taliyahii ugu sareeyay Iran ee Qassem Soleimani oo weerar cirka ah oo Maraykanku qaaday lagu dilay ayaa kiciyay mowjado cadho...

Kornayl Caarre Oo Ciidankii La Socday Wareejiyey

Ceerigaabo (HCTV) - Kornayl Siciid Cawil Caarre oo bishii May ee sannadkii 2018-kii ka goostay Ciidammada Qaranka, ayaa Maanta Ciidankii la socday ku wareejiyey...

Kenya: Dablay dishay Saddex Ruux, 3 Kalena dhaawacay

Lamu (HCTV) - Dablay la aamisan yahay inay ka mid yihiin Kooxda Al-shabaab ayaa saddex qof dilay, saddex kalena dhaawacay Khamiista Maanta. Dablayda ayaa saddexda...

Sideed Suuriyaan Ah Afar Caruur Yihiin Oo Lagu Dilay Weerar Dugsi Ka Dhacay

Idlib, (HCTV) – Ugu yaraan qof oo suuriyaan ah oo afar caruur tahay ayaa ku dhintay weerar maanta oo Arbaca ah ka dhacay dalka...

Al-Shabaab Oo Mar Kale Ka Hadashay Qaraxii Ex Koontarool Afgooye Iyo Khasaaraha Uu Sababay

Muqdisho, (HCTV) - War Qoraal ah oo mar kale ka soo baxay Ururka Al-shabaab ayay kooxdu kaga hadashay khasaaraha ka dhashay Qaraxii toddobaadkan ka...

Puntland: Odayaal Ka Soo Horjeedsaday Mashaariicda Imaaraadku Wado Oo Maxkamad La Soo Taagay

Boosaaso (HCTV) – Maamul-gobolleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa Maxkamad hor-geeyay Madax-dhaqameed la sheegay inay ka soo horjeedsadeen Mashaariicda Horumarineed ee Dawladda Imaaraadka Carabtu ka...

Akhri: Duufaan Ku Soo Beegantay Ciidda Kirismiska Oo Dishay 50 Ruux

Filibiin (HCTV) - Tirada dadka ku dhintay duufaano xoog badan oo ku dhuftay badhtamaha Filibiin xilli lagu jiray Ciidda Kirismaska ayaa kor u dhaaftay...

Most Popular

Recent Comments