HomeSearch

- search results

If you're not happy with the results, please do another search.

Maraykanka Oo 750 Askari Oo Dheeraad Ah U Diraya Ciraaq (Akhri Sababta)

USA (HCTV) – Dawladda Maraykanka ayaa sheegtay inay Ciidamo u dirayo Dalka Ciraaq, ka dib markii la weerarray Safaaradda Maraykanka ee Baqdaad. Maraykanka ayaa sheegay...

Maraykanka Oo U Digay Diyaaradaha Isticmaala Hawada Kenya (Akhri)

Kenya (HCTV)- Dawladda Maraykanka ayaa ka digtay in Diyaaradaha isticmaala Hawada Dalka Kenya ay Kooxaha Argagixisadu Weerarro la beegsadaan. Waaxda Duulista Hawada ee Maraykanka ayaa...

Madaxweyne Biixi Oo Shacabka Somaliland Ugu Hambalyeeyey Curashada Sannadka Cusub Ee 2020

Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa shacabka Somaliland ugu hambalyeeyey curashada sanadka cusub ee 2020, sida lagu sheegay War-saxaafadeed qoraal ah...

Xarunta Xuquuqul Insaanka Somaliland Oo Sheegtay In Sannadkan Uu Kordhay Xadhiga Suxufiyiinta Iyo Rayidku

Hargeysa, (HCTV) - Maanta oo bishu tahay 31 December 2019, Xarunta Xuquuqal Insaanku waxay soo saartay warbixin sanadeedkeedii xuquuqal insaanka ee sanadka 2019. Warbixinta Xarunta...

Dibadbaxayaal Cadhaysan Oo Weeraray Safaarada Maraykanka Ee Ciraaq

Baqdaad, (HCTV) – Dibadbaxayaa cadhaysan ayaa weerar ku qaaday dhismaha safaarada dalka Maraykanku uu ku leeyahay magaalada Baqdaad ee caasimada dalka Ciraaq, iyagoo burburiyeen...

Somaliland: Xukuumadda Dacwad Ka Gudbinaysa Xisbiyada Mucaaradka Ah

Hargeysa (HCTV) – Wasiirka Wasaaradda Hawlaha guud, Maayarka Hargeysa iyo Taliyaha Ciidammada Asluubta ayaa sheegay inay Dacwad ka gudbinayaan Masuuliyiin ka mid ah Xisbiyada...

War-saxaafadeed: Shaqaalaha Dawladda Somaliland Oo Arbacada Berri Fasax Noqon doona

Hargeysa (HCTV) – Shaqaalaha Dawladda Somaliland ayaa la fasaxay Maalinta Arbacada ah ee Berri, dhalashada Sannadka cusub ee 2020-ka ee Taariikhda Miilaadiga awgeed. Sidaana waxa...

Madaxweyne Biixi Oo Xadhigga Ka Jaray Dhismeyaal Lagu Kordhiyey Xarunta Guud Ee Ciidanka Dab-damiska

Hargeysa (HCTV) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xadhigga ka jaray dhismeyaal cusub oo loo bineeyey ciidanka dab-damiska Somaliland, kuwaas...

Iran Oo Cambaaraysay Weerar Maraykanku Ku Laayey Dagaalyahano Ay Taageerto

Tehra, (HCTV) – Dawladda Iran ayaa cambaaraysay weerar Maraykanku uu qaaday dagaalyahano ka tirsan kooxda Shiicada ah ee Kataib Hzbollar oo ku sugan Galbeedka...

Sudan Oo 29 Xubnood Oo Sirdoonka Ka Tirsan Xukun Ku Riday

Khartoum, (HCTV) – Maxkamadd ku taala dalka Suudaan ayaa maanta xukuno ku riday 29 xubnood oo ka tirsan sirdoonka dalkaasi, kuwaas oo lagu eedeeyey...

Most Popular

Recent Comments