HomeSearch

- search results

If you're not happy with the results, please do another search.

Ukraine Iyo Gooni U Goosadka Taabacsan Ruushka Oo Maxaabiis Isweydaarsaday

Moscow/ Kyiv, (HCTV) - Ciidamada dowlada Ukraine iyo kuwa gooni u goosadka ah ee bariga dalka Ukraine ee taabacsan Ruushka ayaa dhameystiray Iswaydaari dhamaystiran...

Soomaaliya: 16 Ka Mid Ah Dadkii Ku Dhaawacmay Qaraxii Shalay Oo Loo Qaaday Turkiga

Muqdisho (HCTV) – 16 Qof oo ka mid ah Dadkii Soomaaliyeed ee ku dhaawacmay Qaraxii Shalay ka dhacay Magaalada Muqdisho ayaa loo qaaday Dalka...

Somaliland: UCID Iyo WADDANI Oo Cambaareeyay Qarax Muqdisho Ku Dilay 100 Qof

Hargeysa (HCTV) – Xisbiyada Mucaaradka ah ee Somaliland ayaa Cambaareeyay Weerar Naxariis-darro ahaa oo Shalay ka dhacay Magaalada Muqdisho, kaasi oo lagu laayey Dad...

Koox Islaamiyiin Ah Oo Gawracay 11 Qof Oo Kiristaan Ah (Akhri)

Nigeria (HCTV) – Kooxo Mitidiin ah oo xidhiidh la leh Daacish ayaa baahiyey Muuqaal ama Fiidiyoow ay ku sheegayaan inay gawraceen 11 Qof oo...

Ujeedada Socdaal Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Ku Tagay Saylac

Saylac, (HCTV) - Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo ku guda jira Safarkii Kormeerka Mashaariicda Maamul daa-dejinta ee JPLG...

Madaxweyne Biixi Oo Shacabka Somaliland Ka Tacsiyadeeyey Geerida Cawl Cilmi Cabdala

Hargeysa, (HCTV) – War-saxaafadeed; “Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu tacsi...

Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Hadlay Qarax Lagu Hoobtay Oo Muqdisho Ka Dhacay

Muqdisho, (HCTV) - Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray qoysaska muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku naf waayey qaraxii bahalnimada ahaa ee argagixisadu...

Tiro Ka Badan 79 Qof Oo Ku Dhintay Qarax Muqdisho Ka Dhacay

Muqdisho, (HCTV) – Ugu yaraan 79 qof ayaa ku dhintay, halka ay ku dhaawacmeen tiro ka badan 100 qof qarax xoogle oo subaxnimadii hore...

Qabsashadii Kacbada Ee Beddeshay Taariikhdii Sacuudiga (1979)

Makka (HCTV) - Afartan sano ayaa laga joogaa markii wadaad iyo dadkii taabacsanaa ay la wareegeen Masjidka barakeysan ee ku yaalla magaalada Makka oo...

Garoowe: Dhallinyaro Ka Soo Laabtay Aroos Miyi Ay U Gudeen Oo Shil Baabuur Ku Geeriyooday

Garoowe (HCTV) – Allaah ha u naxariistee waxa Shil baabuur ku geeriyooday Afar Dhallinyaro ah. Dhallinyarada Geeriyooday oo saddex ka mid ahi ahaayeen Dumar ayaa...

Most Popular

Recent Comments