HomeSearch

- search results

If you're not happy with the results, please do another search.

“Ramaax Uma Xidhna Baashe, Ee Koox Heego La Yidhaahdo Ayuu U Xidhan Yahay..” Waddani

Hargeysa (HCTV) – Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI ayaa ka hadlay Xadhigga Xoghayaha Arrimaha gudaha ee Xisbiga UCID Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax), kaasi oo...

“Diinta Islaamku Way Mamnuucday U Dabaal-Degga Sannadka Cusub Ee Gaalada…” Sheekh Dirir

Hargeysa (HCTV) - Sheekh Maxamed Sh Cumar Dirir ayaa shaaca ka qaaday  Culimada Islaamku way isku waafaqsan yihiin inay xaaraan tahay isu-ekeysiinta nimanka gaalada...

Ramaax Oo Loo Xidhay Eedo Uu U Jeediyey Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliland

Hargeysa, (HCTV) – Ciidanka Booliska Somaliland ayaa xabsiga u taxaabtay Xoghayaha Arrimaha Gudaha ee xisbiga UCID, Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax), Sida uu cadeeyey Afhayeenka...

Wefti Ka Socday Maamulka Oromada Ethiopia Oo Booqday Dekeda Berbera

Berbera, (HCTV) - Maareeyaha Guud ee Dekedaha Somaliland Eng. Siciid Xasan Cabdilahi, ayaa soo dhaweyn mug weyn Ku qaabilay waftigii balaadhnaa ee ay hoggaaminaysay...

Shirka Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Lagu Ansixiyey Xeerar

Hargeysa, (HCTV) - Fadhigii 51-aad ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinaayey Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland,...

Todoba Qof Oo Tahriibayaal Ah Oo Ku Dhintay Turkiga

Bitlis, (HCTV) -  Todoba qof ayaa ku dhintay halka 64 kalena laga soo badbaadiyey doon siday Muhaajiriin ka yimid dalalka Pakistan, Bangladesh iyo Afghanistan...

Nuxurka Qodobada Ay Isla Qaateen Madaxweynaha Somaliland Iyo Xisbiyada Mucaaridku

Hargeysa, (HCTV) - Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo uu wehelinaayo Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa kulankii labaad maanta...

Kenya Oo Somalia Kala Xaajoonaysa Adkaynta Ammaanka Gobolka Wajeer

Nairobi, (HCTV) - Kenya iyo Soomaaliya ayaa la filayaa inay yeeshaan kulan xuduudeed ka dib weeraradii argagixiso ee ka dhacay Gobolka Wajeer saddexdii bilood...

Madaxweynaha Somaliland Iyo Ku Xigeenkiisa Oo Gudoomiyeyaasha Xisbiyada Kulan Kala Yeeshay Caqabadaha Ku Gadaaman Doorashada

Hargeysa, (HCTV) - Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo uu wehelinaayo Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa kulankii labaad maanta...

Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan La Qaatay Wefti Ka Socda Maamullada Soomaalida Iyo Oromada Itoobiya

Hargeysa, (HCTV) - Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa habeenimadii xalay kulan salaan ah la qaatay weftigii ballaadhnaa ee ka socday maamullada Soomaalida...

Most Popular

Recent Comments