HomeSearch

- search results

If you're not happy with the results, please do another search.

Badhasaabka SOOL Oo Ka Hadlay Diyaar-garowga Carwada Bandhigga Buugaagta Laascaanood (Akhri)

Hargaysa (HCTV) - Badhasaabka gobolka Sool ayaa ka hadlay bandhigga carwada buugaagta ee Laascaanood oo la filayo in ay tobanka bishan ka furanto Magaaladaasi. Waxaanu...

Saylici Oo Dawladda Hoose Ee Oodweyne Ku Amaanay Siday U Hirgaliyeen Mashruuca JPLG

Hargeysa, (HCTV) – Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo ku guda jira kormeerka sannadlaha ah ee mashruuca JPLG, ayaa...

Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qayb-galay Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Qoys Guri Ku Dumay

Hargeysa, (HCTV) - Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa galabta ka qaybgalay Aas qaran oo xabaalaha masallaha ee magaalada Hargeysa loogu sameeyey qoys...

“Waxa La Wadaa Maakhir State, Waxaana La Doonayaa In Somaliland La Jarjaro..” Faysal Cali Waraabe

Hargeysa (HCTV) – Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in la doonayo in Somaliland loo jarjaro sida Soomaaliya isla-markaana Maamul-gobolleed cusub laga...

Madaxweynaha Oo Tacsi U Diray Lamaane & Ubadkoodii Oo Ku Geeriyooday Dhisme Ku Dumay

Hargeysa (HCTV) –  Allaah ha u naxariistee waxa Xalay Magaalada Hargeysa ku Geeriyooday Aabbe, Xaaskiisii iyo Laba Carruur ah oo ay dhaleen, ka dib...

Hargeysa: Aabbo, Hooyo Iyo Laba Carruur Ah Oo Ay dhaleen Oo Ku Geeriyooday Dhisme Ku Dumay

Hargeysa (HCTV) –  Allaah ha u naxariistee waxa Xalay Magaalada Hargeysa ku Geeriyooday Aabbe, Xaaskiisii iyo Laba Carruur ah oo ay dhaleen, ka dib...

Sawirro: 43 Qof Oo Ku dhintay Dab Ka Kacay Warshad

Delhi (HCTV) – Ugu Yaraan 43 Qof oo Shaqaale u badan Muhaajiriin ayaa ku Geeriyooday dab ka kacay Warshad ku taalla dhisme Afar Dabaq...

Somaliland: Golaha Guurtida Oo Fasax Laba Bilood Ah Galay

“Duufaanku Inaga Barwaaqo Ayuu Inoo Ahaa, Meelna Dhibaato Lagama Soo Sheegin, Illaahay Mahadii Weeyaan, Caanuhu Malaha Meelwalba Waa Yaaliin, Meel Waliba Waa Doog, Dee...

Baadhitaano Ku Saabsan Haweenay Dab La Qabadsiiyey Markii La Kufsaday Oo Hindiya Ka Bilaabmay

Hyderabad, (HCTV) – Haweeney 23 jir ah oo ku nool gobolka Uttar Pradesh ee dalka Hindiya ayaa dhimatay maalintii Jimcihii, maalin kadib markii dab...

Maxkamadda Ciidamada Somalia Oo Xukun Ku Ridday Laba Askari Oo Dil Ku Eedaysnaa

Muqdisho, (HCTV) – Maxkamada Ciidamada Soomaaliya ayaa xukun ku riday Xassan Muuse Warsame iyo Xasan Xuseen Maxamed oo loo heystaa in ay si badheedh...

Most Popular

Recent Comments