HomeSearch

- search results

If you're not happy with the results, please do another search.

Faallo: Siyaasiyiinta Somaliland Wax Ha Ka Bartaan Qaabkii Loo Xalliyey Xanaftii Ka Dhalatay Doorashooyinkii Kenya

Taariikhdu markii ay ahayd sannadkii 2017, waxa dalka Kenya ka qabsoomay doorashooyin badan oo hal mar wada qabsoomay, kuwaasoo isugu jiray doorashooyinka Madaxtooyada, labada...

Kenya: Dabley Gawracday 7 Askari, Dhakhtar Iyo Dad Kale Oo Ay Bas Kala Dageen

Wajeer (HCTV) – 7 Askari oo Boolis ah, Dhakhtar iyo Laba Qof oo kale ayaa lagu dilay Weerar Jid-goyn ah oo ka dhacay Degaanka...

Sheekh Dirir: Waxyaalaha Dhaawaca Walaaltinimada Islaamka

“Nebiga CSW oo fasirayey Xanta ayaa yidhi “waa walaalkaa ood ku sheegto wax uu karaahiyeysanayo” Sheekh Maxamed Sh CUMAR DIRIR. Hargeysa (HCTV) - Sheekh Maxamed...

Khasaare Ka Dhashay Roobab Dabaylo Wata Oo Ka Da’aya Xeebaha Puntland

Garoowe (HCTV) – Roobab dabaylo wata oo ka da’aya Deegaannada Maamul-gobolleedka Puntland ayaa waxa ka dhashay Khasaare kala duwan. Illaa hadda waxa la xaqiijiyey ilmo...

58 Tahriibayaal Ah Oo Ku Dhintay Badda Atlantic-ga

Mauritania (HCTV) – Inta la ogyahay 58 Tahriibayaal ah oo ay ku jiraan dumar iyo Carruur ah ayaa ku  dhintay bad-weynta Atlantic-ga. Tahriibayaashan ayaa waxa...

Somaliland: Maxkamadda Sare Oo Siidaysay Sheekh Aadan-Sunne Iyo Dhallinyaro Xidhnaa Illaa 2017-kii

Hargeysa (HCTV) – Maxkamadda sare ee Somaliland ayaa siidaysay Sheekh Aadan Cabdiraxmaan Warsame (Sheekh Aadan-Sunne) oo ka mid ah Culimada Somaliland iyo dhallinyaro kale...

Sababta Ay Isku Casishay Wakiilkii Somaliland Ee Dalka Finland (Akhri)

Finland (HCTV)  - Saamiya Muuse oo ahayd Wakiilkii Somaliland u joogay Dalka Finland ayaa xilkaa iska casishay. Marwo Saamiya Muuse oo muddo dheer ahayd Safiirka...

Maraykanka Oo Qabtay Hub IRAN Farsamaysay Oo Yemen Loo Sii Waday

Yemen (HCTV) – Madax ka mid ah Dawladda Maraykanka ayaa sheegay in mid ka mid ah Maraakiibta Dagaalka Maraykanka ee ku sugan Gacanka Cadmeed...

Maqaal: Labadan Talaabo Haddii La Qaado Waxay Kor U Qaadaysa Sumcadii Somaliland

Dacwaddan ay Madasha wadatashiga ka gudbiyeen go’aanka labadda sanno  loo kordhiyey Baarlamaanka waa fursad sumcadii Somaliland ku lahayd beesha caalamka lagu soo celin karo waa...

Taliyaha Booliska Somaliland Oo Kormeerkiisii U Horeeyey Ku Tagay Gabilay

Gabiley, (HCTV) – Taliyaha Guud ee ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Guuto Maxamed Aadan Saqadhi (Dabgale) ayaa maanta kormeerkiisii u horeeyey ku tagay gobolka Gabiley,...

Most Popular

Recent Comments