HomeSearch

- search results

If you're not happy with the results, please do another search.

Maleeshiyaad Buuhoodle Kaga Soo Biiray Ciidammada Qaranka Somaliland

Buuhoodle (HCTV) - In ka badan 100 Askari oo ahaa malleeshiyo Beeleed ku sugnaa magaalada Buuhoode ayaa ku biiray ciidamada Millateriga Somaliland. Ciidamaan oo wata...

Madaxweynaha Puntland Oo Sheegay In Maamulkiisu %99 La Wareegay Sanaag-bari & Buuhoodle

Garoowe (HCTV) – Madaxweynaha Maamul-gobolleedka Puntland, Siciid Cabdillaahi Deni ayaa sheegay in markii uu xilka ka qabtay uu Maamulkiisu boqolkiiba inta badan la wareegay...

Maraykanka Oo Suuriya Ka Qaatay 50 Tan Oo Dahab Ah (Akhri)

Suuriya (HCTV) – Ciidammada Maraykanka ayaa  Dahab lagu qiyaasay illaa 50 Tan ka rartay Gudaha Dalka Suuriya, gaar ahaan deegaannadii ay ka qabsadeen Kooxda...

42 Qof Oo Ku Dhintay Mudaharaaddo Soo Laba-kacleeyay Oo Illaa Jimcihii Ka Socday Ciraaq

Baqdaad (HCTV) – Ciidammada Amniga ee Dawladda Ciraaq ayaa Qiiqa Dadka kaga ilmaysiiya ku riday Mudaharaadeyaal iskugu soo baxay Badhtamaha Magaalada Baqdaad, inta aanay...

Madaxweynaha Oo Fagaare Kula Hadlay Maamulka Dawladda Hoose Ee Hargeysa

Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa si kooban uga hadlay Cabashooyinka Dadweynuhu ka qabaan Maamulka Dawladda Hoose ee Hargeysa, cabashooyinkaasi...

Madaxweynaha Oo Xadhigga Ka Jaray Dhismayaal Dawladda Loo Dhisay

Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xadhigga ka jaray dhismeyaal casri ah oo xukuumaddu u dhistay guddida qandaraasyada...

Puntland: Duqayn Dhinaca Cirka Ah Oo Lagu Dilay 3 Qof Oo Looga Shakisan Yahay Daacish

Washington/Boosaaso, (HCTV) – Weerar dhinaca cirka ah oo looga shakisan yahay in Maraykanku uu qaaday ayaa ka dhacay deegaanka Camayra oo 150 kilometer koonfur...

Booliska Ciraaq Oo Rasaas U Adeegsaday Dibadbaxayaal Dawladda Ka Soo Horjeeda

Baqdaad, (HCTV) – Dibadbaxyo lagaga soo horjeedo dawladda dalka Ciraaq ayaa ka sii socda magaalada caasimada u ah dalkaasi ee Baqdaad, iyo dhawr magaalo...

Save the Children Oo Qaylo Dhaan Ka Soo Saartay Fatahaado G/Hiiraan Ku Barakiciyey 140,000 Qof

Beledweyne, (HCTV) – Dad tiradooda lagu qiyaasay 140,000 qof – oo ay ku jiraan 70,000 caruur ah – oo ku sugan gobolka Hiiraan ee...

Somalia: Tobanaan Kun Oo Qoys Oo Fatahaado Ay Barakiciyeen

Gobolka Hiiraan, (HCTV) – Dad tiradooda lagu qiyaasay 140,000 qof – oo ay ku jiraan 70,000 caruur ah – oo ku sugan gobolka Hiiraan...

Most Popular

Recent Comments