HomeSearch

- search results

If you're not happy with the results, please do another search.

Shirkii Ruushka & Afrika Oo Furmay Iyo Madaxweyne Farmaajo Oo Khudbad Ka Jeediyey

Sochi, (HCTV) - Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa khudbad ka jeediyay Shir Madaxeedka Ruushka iyo dalalka Afrika oo ka furmay magaalada Sochi ee...

Booliska UK Oo Sheegay In 39 Mayd Ee Laga Helay Gaadhiga Dhamaantood Ay Chinese Yihiin

London, (HCTV) – Ciidamada Booliska ee dalka UK ayaa sheegay in dhamaan dadkii gaadhiga weyn lagu soo qariyey ay dhalashadoodu tahay Chinese. Waxaanay Bileysku intaa...

Ethiopia: 16 Qof Oo Ku Dhintay Isku Dhaca Booliska Iyo Taageerayaasha Jawhar Maxamed

Addis Ababa, (HCTV) – Dalka Ethiopia waxa ku dhintay 16 qof kadib markii Rabshado ay dhexmareen taageerayaasha Jawhar Maxamed iyo Ciidamada Bileyska, waxaanu maanta...

Qaahira: Daadad Ka Dhashay Roob Da’ayey 90 Daqiiqo Oo Dilay 11 Qof + Sawirro

Egypt (HCTV) – Dhimasho ay sababeen dhibaatooyin ka dhashay Roobab si xidhiidh ah Maalmihii Salaasadii illaa Arbacadii ka da’ayey Dalka Masar. Masuuliyiinta Dawladda Masar ayaa...

Xukun Dil Ah Oo Lagu Riday 16 Qof Oo Gubay Gabadh Kufsi Ka Cabatay

Bangladesh (HCTV) – Maxkamad ku taalla Koonfurta Dalka Bangladesh ayaa 16 Qof ku ridday xukun Dil ah, ka dib markii ay gubeen gabadh ku...

Sucuudiga: Boqor Salmaan Oo Markii 3-Aad Beddelay Wasiirka Arrimaha Dibedda, 2018,2019

Riyadh (HCTV) – Isku-shaandhayn ayaa lagu sameeyay Masuuliyiinta boqortooyada Sucuudiga, waxaana Wasiirka cusub ee Wasaaradda Arrimaha dibedda loo Magacaabay Amiir khibrad u leh Dalalka...

Trump Oo Cunaqabayntii Ka Qaaday Turkiga

USA (HCTV) – Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ku dhawaaqay inuu Cunaqabayntii ka qaaday Turkiga. Trump ayaa sheegay in Dawladdiisu Turkiga ka qaadday Cunaqabaynta, mar...

Xukuumada Somaliland Oo WADDANI Ku Eedaysay Inuu Xagal Daac Ku Hayo Doorashooyinka

Hargeysa, (HCTV) - Afhayeenka madaxweynaha Somaliland,  Maxamuud Warsame Jaamac, ayaa ka hadlay dhawaaq kasoo yeedhay guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI, kaas oo salka...

Somaliland: Laba Sarkaal Oo Ka Tirsan Ciidanka Dabdemiska Oo Shil Ku Geeriyooday

Hargeysa, (HCTV) - Laba sarkaal oo ka tirsan ciidamada Dabdamiska Somaliland ayaa ku geeriyooday shil gaadhi oo ka dhacay Duleedka bari ee magaalada Hargeysa. Waxaana...

Booliska UK Oo Sheegay Inay Gaadhi Ka Dhex Heleen 39 Qof Oo Mayd Ah

London, (HCTV) - Bileyska koonfurta England ayaa sheegay in kooxaha gurmadka degdega ahi ay ka soo saareen gaadhi weyn 39 Mayd oo saarnaa gaadhi...

Most Popular

Recent Comments