HomeSearch

- search results

If you're not happy with the results, please do another search.

Uhuru Kenya Oo Sheegay In Dalkiisu Shidaalka Oo Qaydhin Ka Dhoofin Doono Dekeda Lamu

Mombasa, (HCTV) - Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in Kenya ay u isticmaali doonto dekeda Lamu inay ka dhoofiso shidaalka gobolka Turkana,...

Ujeedada Socdaal Madaxweyne Farmaajo Ugu Baxay Dalka Ruushka

Muqdisho, (HCTV) - Madaxweynaha  Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u amba-baxay dalka Ruushka oo ay kaga qayb galayaan Madasha Iskaashiga...

Maayarka Hargeysa Oo Farriin U Diray Shaqaalaha Ajaanibka Ah Ee Caasimadda Ka Xoogsada

Hargeysa (HCTV) – Maayarka Magaalada Hargeysa, Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelko) ayaa sheegay in Tallaabo laga qaadi doono Dadka Ajaajibka ah ee Sharci la’aanta kaga...

Maqaal: 21 October: Maalintii Soomaaliya Laga Dhagax-Dhigay Kacaankii Keli-Talisnimada Iyo Gawraca Dadka

21 October waa 50 sanno-guuro ama nus-qarni ah oo waa maalintii bilawga kacaankii kadeedka, keli-talisnimada, kibirka, kufsiga, keenaynta bulshada, kawaankii gawraca dadka, kool-koolintii kaadariinta...

Dibed-baxyo Ka Dhacay Magaalooyinka Kismaayo Iyo Garoowe

Kismaayo (HCTV) – Waxa Magaalooyinka Kismaayo iyo Garoowe ka socda Dibed-bax lagaga soo horjeedo Dil magaalada Kismaayo loogu geystay Xaaji Siciid Ciise Cabdi oo...

AKHRI: 20 Qof Oo Ku Geeriyooday Bas Siday 100 Qof Oo Qalibmay

DRC (HCTV) – Inta la xaqiijiyey 20 Qof ayaa ku dhintay Shil Baabuur oo ka dhacay Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo, Axaddii Shalay. 20-ka Qof...

Soomaaliya: Dooni Ay Wateen Ciidammo Kuwa Dawladda Ah Oo Qaranqantay

Marka (HCTV) – Ciidammo ka mid ah kuwa Dawladda Soomaaliya ayaa Dooni kula degtay inta u dhaxaysa Magaalooyinka Muqdisho iyo Marka ee Shabeellaha Hoose. Askartan...

Kulan Hablaha Lagaga Wacyigalinayo Tahriibka Oo Hargeysa Lagu Qabtay

Hargeysa, (HCTV) – Ururka  VOSOMWO ayaa kulan hablaha lagaga wacyigalinayo aafada ay Tahriibtu leedahay waxay ugu qabatay magaalada Hargeysa. Kulankan oo ay ka soo qaybgaleen...

Awdal: Nin Meyd Ah Oo Laga Helay Seeraha Boorama

Boorama (HCTV) – Nin Meyd ayaa gubtay ayaa laga helay badhtamaha Seeraha Magaalada Boorama ee Xarunta Gobolka Awdal. Ninkan ayaan weli la aqoonsan wejigiisa, Magaciisa...

Ujeedada Kulan Ay Yeesheen Maareeyaha Dekedaha Somaliland Iyo Taliyaha Dab-Demisku

Hargeysa, (HCTV) - Maareeyaha Dekedaha Somaliland Eng. Siciid Xasan Cabdilahi, oo shalay Xafiiskiisa ku booqday Taliyaha Ciidanka Dab-demiska Somaliland Axmed Sawaaxili iyo Agaasimaha Fulinta...

Most Popular

Recent Comments