HomeSearch

- search results

If you're not happy with the results, please do another search.

EU Iyo Madaxweyne Biixi Oo Ka Wada-hadlay Doorashada Wakiillada Iyo Deegaannada

Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirrada Soomaaliya u qaabilsan Midowga Yurub iyo Sweden. Madaxweynaha iyo Weftiga...

Ciidamada Kurdiyiinta Oo Ogolaaday Inay Ka Baxaan Xadka Turkiga Iyo Suuriya

Ras al-Cayn, (HCTV) - Sarkaal sare oo ka tirsan Kurdiyiinta dalka Suuriya ayaa sheegay inay ciidamadooda kala baxayaan oo ay dib u qaadayaan. Arintan ayaa...

IMF Oo Soo Dhaweysay Qorshaha Dib U Habeynta Dhaqaalaha Dowladda Soomaaliya

Muqdisho, (HCTV) -  Soomaaliya ayaa dadaal ballaaran ugu jirta sidii looga dhaafi lahaa ama looga cafin lahaa deynta lagu leeyahay, waxaana maalmihii ugu danbeeyay...

Madaxweynaha Guinea Oo Ka Hadlay Wada-hadallada Soomaaliya Iyo Somaliland

Hargeysa(HCTV) - Madaxweynaha dalka Guinea Alpha Conde, ayaa Madaxweynaha Djibouti Ismaaciil Cumar Geele oo dalkiisa booqanaya wuxuu uga mahadceliyay dedaalo uu sheegay inuu ku...

Natiijada Baadhis Guddiga Joogtada Ah Ee Wakiilladu Ku Sameeyeen Xeer Muran Ka Dhex Abuuray Dalka

Hargeysa (HCTV) – Guddiga joogtada ah ee Golaha Wakiillada Somaliland ayaa Maanta War-bixin siiyey gole-weynaha ayaa sheegay inay baadhitaan ku sameeyeen Xeerka cusub ee...

Somaliland: Ugaadhsiga Harimo-cadka Oo Meel Sare Maraya Iyo Wararkii U Dambeeyay

Selel (HCTV) – Ciidammada Qaranka Somaliland ayaa Gacanta ku dhigay 9 Harimo-cad oo la doonayey in Dalka dibeddiisa loo dhoofiyo, Afar Qof oo Watay...

Itoobiya: Waddo Muhiim Ah Oo Isku Xidha Jigjiga Iyo Goday Oo Go’day

Jigjiga (HCTV) – Boqollaal Gaadiid ah ayaa ku xaniban Jidka u dhexeeya Magaalooyinka Goday illaa Jigjiga, ka dib markii uu go’ay Biriij halkaasi ku...

Madaxweyne Biixi Oo Ka Qayb-galay Aaska Marxuum OBSI

Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta qayb-galay aas qaran oo loo sameeyey Marxuum Cabdilaahi Cige Muuse (Obsi) oo lagu...

62 Qof Oo Ku Dhintay Qaraxyo Lala Beegsaday Masaajid

Afghanistaan (HCTV) – Tobanaan Qof ayaa ku dhintay, in ka badan boqolna way ku dhaawacmeen  dhowr Qarax oo ka dhacay Masaajid ku yaalla Gobolka...

Hargeysa: Qalab Lagu Wareejiyey Dad Markay Ka Bogsadeen Xanuunnada Dhimirka, La Baray Xirfado Ay Ku shaqaystaan

Hargeysa (HCTV) – Munaasibad lagu qabtay Xarunta SAHAN ee lagu dabiibo, laguna daryeelo Dadka qaba Xanuunnada Dhimirka ee Magaalada Hargeysa, ayaa waxa Makiinnadaha Dharka...

Most Popular

Recent Comments