HomeSearch

- search results

If you're not happy with the results, please do another search.

Bileyska Somaliland Oo Xidhay Saxafigii 3aad Ee Ka Tirsan Shabakada Hadhwanaag

Hargeysa, (HCTV) - Ciidamada Bileyska Somaliland ayaa xidhay saxafigii saddexaad ee ka hawlgala shabakada Hadhwanaag. Xadhigan Saxafigan Cabdiraxmaan Sheekh Xasan ayay wararku sheegayaan in ciidamadu...

Xuutiyiinta Yemen Oo Ku Dhawaaqay Inay Joojiyeen Weerarida Sucuudiga

Sanca, (HCTV) - Sarkaal sare oo ka tirsan dhaqdhaqaaqa Maleeshiyada Xuutiyiinta Yemen ayaa sheegay inay joojinayaan weerarada gantaalada iyo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee...

Muqdisho Oo Lagu Dilay Askari Mooto Bajaaj Dirawal Ka Ahaa

Muqdisho, (HCTV) – Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya toogashada Askari ka tirsanaa ciidamada Booliiska Soomaaliy oo la sheegay in uu xiligaa la...

Madaxweynihii Tunisiya Zine El Abidine Ben Ali Oo Sucuudiga Ku Geeriyooday

Riyadh, (HCTV) - Madaxweynihii la afgambiyay ee dalka Tunisiya Zine El Abidine Ben Ali ayaa ku geeriyooday maanta dalka Sucuudi Carabiya oo uu mastaafuris...

Sanaag: Maamulka Gobolka Oo Ka Hadlay Dagaal Shan Qof Ku Dhinteen

Ceerigaabo (HCTV) – Badhasaabka Gobolka Sanaag, Maxamed Axmed Caalin (Tiimbaro) ayaa Maanta ka hadlay Dagaal u dhexeeya laba beelood oo Shalay ka dhacay deegaanka...

Akhri: Maxaa Lagaga Hadlay Shirkii Golaha Wasiirrada Somaliland Ee Maanta ?

Hargeysa (HCTV) – Shirkii Golaha Wasiirrada Somaliland ee Khamiista Maanta qabsoomay ayaa lagaga hadlay Ahmiyadda Amnigu u leeyahay Dalka. Shirkan oo uu Guddoominayey Madaxweynaha Somaliland...

Xisbiga UCID Oo Gudbiyey Xubinta Uga Mid Noqonaysa Komiishanka Cusub Ee Doorashada

Hargeysa  (HCTV) - Guddoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe ayaa Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi u gudbiyay xubinta uu u xulay inuu xisbiga...

Weerarradii Gorgorka Oo Ka Sii Socda Deegaanka Soomaalida Itoobiyaa (Akhri)

Jarati (HCTV) – Ciidammada Booliska ee Gobolka Af-dheer, gaar ahaan degmada Jarati ee Deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa Gacanta ku dhigay Gorgor Weerar ku qaaday...

Xoghayaha Arrimaha Dibedda Ee Maraykanka Oo Shalay Tagay Sucuudiga, Maantana Jooga Imaaraadka

UAE (HCTV) – Xoghayaha Arrimaha dibedda ee Dalka Maraykanka Mike Pompeo ayaa Khamiista Maanta gaadhay Dalka Isku Tagga Imaaraadka Carabta. Warka ka soo baxay Safarka...

“Beryahan Madaxweynuhu Aad Buu Uga Qayb-Galayey Qalin-Jebinaha Jaamacadaha, Laakiin…” Cirro

Hargeysa (HCTV) – Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa Xukuumadda u soo jeediyey inay soo bandhigto Qorshaha ay...

Most Popular

Recent Comments