HomeSearch

- search results

If you're not happy with the results, please do another search.

Afganistan: 50 Qof Oo Geeriyooday Iyo 40 Dhaawacmay (Akhri)

Kabul (HCTV) – Ugu yaraan 30 Qof ayaa lagu dilay, 40 kalena way ku dhaawacmeen markii Duqaymo ay Dawladda Maraykanku taageero ee Afghanistan ka...

Khubaro Ka Digtay Cudurka Flu-like Oo Aduunka Oo Dhan Ku Faafi Kara 36 Saacadood, Dili Karana 80million Qof

Toronto, (HCTV) – Khubarada dhinaca caafimaadka ee Caalamka ayaa ka digaysa cudurka A flu-like disease, kaas oo aduunka oo dhan ku fidi kara 36...

Afar Qof Oo Ku Dhintay Qarax Ka Dhacay Muqdisho Iyo Al-Shabaab Oo Sheegatay

Muqdisho, (HCTV) - Inta la xaqiijiyay afar ruux ayaa geeriyootay , tiro kalana waa ay ku dhaawacmeen qarax lala eegtay gaadiid uu la socday...

Isu-Duwaha Ciyaaraha G/Sanaag Oo Shaaciyey Goorta Uu Furmayo Tartan Ciyaaraha Orodka Ah

Ceerigaabo, (HCTV) - Isu-duwaha Wasaarada Ciyaaraha ee Gobolka Sanaag Cabdi Ismaaciil Guuleed ayaa sheegay in gobolka Sanaag gaar ahaana magaalada Ceerigaabo uu ka bilaabmayo...

Somaliland: Garyaqaan Caan Ah Oo Shaaciyey Inuu Shaqadii Qareenimo Uu Joojiyey

Hargeysa, (HCTV) – Garyaqaan Mubaarig Cabdi Ismaaciil oo ah Qareen Caan ah oo ka mid ah qareenada ka hawlgala Maxkamadaha ku yaala magaalada Hargeysa...

Nin U Dhashay Turkiga Oo Ku Dhaawacmay Miino La Kacday

Muqdisho (HCTV) – Nin u dhashay Turkiga ayaa dhaawacmay, ka dib markii gaadhi uu la socday ay Miino kula kacday Magaalada Muqdisho. Ninkan oo Shaqaale...

Diyaaradaha Dagaalka Maraykanka Oo Dilay 2 Ka Mid Ah Dagaalyahanada Al-Shabaab

Kismaayo, (HCTV) - Taliska Maraykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa Arbacadii maanta sheegay inay duqeyn dhinaca cirka ah ku fuliyeen kooxda xidhiidhka la leh al-Qaacida...

Nimco Yaasiin Carraale Oo Laga Qaadayo Hidde-sidaha DNA

Hargeysa (HCTV) - Boqorka guud ee Beelaha Gabooye ee Somaliland, Boqor Axmed Iimaan Warsame ayaa sheegay in Xal laga gaadhayo Muran u dhexeeyay Fanaanadda...

Madaxmada ICJ Oo Ka Hadashay Kiiska Badda Ee Somalia Iyo Kenya

Hague, (HCTV) - Maxkamada Cadaaladda caalamiga ICJ ee fadhigeedu yahay Hague ayaa sheegtay in horaanta bisha November dib loo furi doono dhageysiga dacwada kiiska...

Madaxweynaha Puntland Oo Socdaal Ku Tagay Deegaanka Xeebta Ee Garacad

Garoowe, (HCTV) - Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa gaaray deegaan xeebeedka Garacad ee gobolka Mudug. Socdaalka ayaa lagu sheegay inuu salka ku...

Most Popular

Recent Comments