HomeSearch

- search results

If you're not happy with the results, please do another search.

Madaxweynaha Soomaaliya Iyo Raysal-wasaaraha Japan Oo Kulan Gaar Ah Yeeshay (Akhri)

Japan (HCTV) – Raysal-wasaaraha Dalka Shinzo Abe iyo Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ayaa isku raacay inay sii wadaan inay si wada-jir ah uga...

Toogasho Ka Dhacday Maraykanka Oo Lagu Dilay 5 Qof, 21 Kalena Lagu Dhaawacay

USA (HCTV) – Shan Qof ayaa lagu dilay, 21 kalena way ku dhaawacmeen Toogasho ka dhacday Gobolka Texas, gelinkii dambe ee Sabtidii Shalay. Nin hubaysan...

Wasaaradda Beeraha Oo Banka Wajaale Ka Beertay 1200 Higtar Oo Qamadin Iyo Hadhuudh Ah

Gabiley (HCTV) – Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha Somaliland, Md. Axmed Muumin Seed ayaa Maanta kormeeray Banka Wajaale oo Wasaaraddu ka beertay 1200 Higtar oo...

Wasiirkii Amniga Jubbaland C/rashiid Janan Oo Madaarka Muqdisho Laga Qabtay

Muqdisho, (HCTV) – Ilo Wareedo lagu kalsoonyahay ayaa sheegaya in Wasiirkii hore ee Amniga Jubbaland C/rashiid Xasan Janan lagu xidhay garoonka diyaaradaha ee magaalada...

SANAAG: 3 Tahriibayaal Itoobiyaan Ah Oo Geeriyooday Iyo 15 Kale Oo Dhaawacmay

Xiingalool (HCTV) – Inta la ogyahay 3 Qof oo ka soo jeeda Qoomiyadda Oromada ayaa Geeriyooday, 15 kalena way dhaawacmeen, ka dib markii Gaadhi...

Wasiirka Ciyaaraha Oo Canaantay Qurbe-joogta Reer Sanaag (Akhri)

Boorama (HCTV) – Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha ee Somaliland, Boos Mire Maxamed ayaa Qurbe-joogta Gobolka Sanaag ku eedeeyay inay Ummadda inteeda kale ka...

Wasiir Pakistani Ah Oo Koronto Qabsatay Markii Uu Weerar Afka Ah Ku Qaaday Raysal Wasaaraha India

Rawalpindi, (HCTV) - Wasiirka Tareenada ee dalka Pakistan Sheekh Rashiid Axmed ayaa naxdin ay kala soo daristay kadib markii koronto ay qabsatay xili uu...

Burco: Ciidan Bileys Ah Iyo Wadaado Wada-Socda Oo Albaabada U Laabay Maqaaxi Cuno Ethiopian Lagu Sameeyo

Burco, (HCTV) – Wararka ka imanaya magaalada Burco ee Xarunta gobolka Togdheer ayaa sheegaya in ciidamo boolis ah iyo Wadaado wada-socdaa ay maanta Albaabada...

Dibadbax Lagaga Soo Horjeedo Dawladda Federalka Somalia Oo Ka Socda Kismaayo

Kismaayo, (HCTV) – Dibadbax balaadhan oo lagaga soo horjeedo go’aan ay dawladda Federalka Somalia ay ka qaadatay diyaaradaha taga magaalada Kismaayo ayaa ka bilaabmay...

2 Milyan Oo Halis Ugu Jira Dal La’aan Kadib Markii Gobol Hindiya Ku Yaalaa Uu Baahiyey Liiska Muwaadiniinta

New Delhi, (HCTV) - Ku dhawaad ​​laba milyan oo qof ayaa halis ugu jira deganaansho la’aan iyo xabsi inay ku dhacaan kadib markii laga...

Most Popular

Recent Comments