HomeSearch

- search results

If you're not happy with the results, please do another search.

Ruushka Oo Xabad Joojin Ku Dhawaaqay Xili Suuriyaan Badani Afka Saareen Xadka Turkiga

Moscow, (HCTV) – Dawladda Ruushka ayaa ku dhawaaqday xabad xoojin dhinac kaliya ah oo ka hirgasha Waqooyi-Galbeed Suuriya, halkaas oo dawladda Moscow taageerto ay...

Wefdi Uu Hogaaminayo Wasiirka Arimaha Gudaha Puntland Oo Lagu Soo Dhaweeyey Badhan

Badhan, (HCTV) – Wefti uu hogaaminayo Wasiirka Arimaha Gudaha maamul goboleedka Puntland Wasiirk  Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad ayaa lagu soo dhaweeyey magaalada Badhan oo ka...

Kenya Oo Ka Xumaatay Codsi Ay Golaha Amaanka U Gudbisay Oo Lagu Gacan Saydhay

Nairobi, (HCTV) - Dowladda Kenya ayaa muujisay sida ay uga xuntahay go’aanka Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay ay ku diideen inay cunaqabateyn adag ku...

Xoghayaha WADDANI Oo Niyad-jab Ka Muujiyey Xaaladda Waddooyinka Hargeysa (Akhriso)

Hargeysa (HCTV) – Xoghayaha guud ee Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, Khadar Xuseen Cabdi ayaa ka dayriyey Xaaladda ay ku sugan yihiin Waddooyinka Magaalada...

Farriinta Madaxweynaha Somaliland Ee Curashada Sannadka Cusub Ee Higriga (Akhri)

Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa Shucuubta Muslimiinta ee Adduunka, gaar ahaan Ummadda reer Somaliland u diray Hambalyo iyo duco...

Madaxweyne Biixi Oo Ka Jawaabay Talooyin WADDANI Fagaare Uga Jeediyey

Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in khilaafaadka doorashooyinka iyo Arrinta kornayl Caarre ku dhamaynayo Wada-hadal iyo isku tanaasul. Afhayeenka...

Xuutiyiinta Yemen Oo Mar Kale Weerarray Garoon Diyaaradeed Oo Ku Yaalla Sucuudiga

Abha (HCTV) – Gantaal ay Yemen ka soo rideen Kooxda Xuutiyiintu ayaa ku dhacay Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Abha ee Dalka Sucuudiga, Arbacadii Xalay. Gantaalka...

Soomaaliya: Wasiir Sheegay In Xal Laga Gaadhay Khilaafkii Dhuusa-mareeb

Dhuusa-mareeb (HCTV) – Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in la soo Afjaray khilaaf u dhexeeyay Dawladda Federaalka iyo Ahlu suna Wal-jamaaca, khilaafkaasi oo sababay...

Somaliland: Shaqaalaha Dawladda Oo Fasax Noqonaya Sabtida Soo Socota (Akhri Sababta)

Hargeysa (HCTV) – Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Somaliland, Farxaan Aadan Haybe ayaa sheegay in Shaqaalaha Dawladdu fasax yihiin Maalinta Sabtida ee soo socota, taasi oo...

Ciidammada Lubnaan Oo Rasaaseeyay Diyaarado Isreal Leedahay

Lebanon (HCTV) – Ciidammada Lebanon ayaa Rasaaseeyay laba ka mid ah Saddex diyaaradaha Drones ah oo Dawladda Isreal leedahay, xilli ay ka gudbayeen Xuduudka...

Most Popular

Recent Comments