HomeSearch

- search results

If you're not happy with the results, please do another search.

Somalia Oo Ciidamo Iyo Saanad Militari Ka Dajisay Dhuusa-Mareeb

Dhuusa-mareeb, (HCTV) – Wararka laga helayo degmada Dhuusa-Mareeb ee xarunta dowlad gobolleedka Galmudug ayaa sheegaya in maanta ay halkaa ka degeen diyaarado sida ciidamo...

Kenya Oo Ku Biirtay Safka Dalalka Dhoofiya Shidaalka

Nairobi, (HCTV) – Dalka Kenya ayaa dirtay markabkeedii ugu horreeyay ee saliid qaydhin sida maalintii Isniintii  isniintii, taasoo noqotay waddankii ugu horreeyay ee Bariga...

Brazil Oo Diiday $22m Oo Looga Qaadhaamay Shirkii G7 Si Loo Bakhtiiyo Dabka Ka Holcaya Kaymaha Amazon

Biarritz, (HCTV) - Dawladda dalka Brazil ayaa sheegtay inay diiday kaalmo malaayiin dollar ah oo shirkii dalalka G7 ay u qaadhaameen si loola dagaalamo...

AKHRI: Prof. Cabdi Cali Oo Falanqeeyey Hadalkii Tilayaha Milatariga Somaliland Iyo Ciidamadii U Goostay Puntland

Hargeysa, (HCTV) - Professor Cabdi Cali oo falanqaynayey hadaladii shalay  ka soo yeedhay Taliyaha guud ee Ciidamada Milatariga Somaliland iyo Goosashadii Ciidamada Somaliland ee...

Xisbiga WADDANI Oo Dhaliilay Hadalkii Taliyaha Milatariga Somaliland Ka Soo Yeedhay

Hargeysa, (HCTV) - Xoghayaha guud ee xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Khadar Xuseen Cabdi ayaa dhaliilay hadalkii maalintii shalay ka soo yeedhay Taliyaha Ciidamada...

42 Shaqaale Ah Oo Laga Eryay Garoonka Diyaaradaha Hargeysa

Hargeysa (HCTV) – Masuuliyiinta Hay’adda Duulista Hawada iyo Madaarrada Somaliland, ayaa maanta shaqada ka saaray Shaqaalihii Hay’adda duulimaadyada Adduunka ee ICAO ee ka hawl-geli...

War-saxaafadeed: Madaxweynaha Somaliland Iyo Madaxda Axsaabta Oo Kulmay Maanta

Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta Xafiiskiisa kulan kula yeeshay Madaxda Xisbiyada Qaranka, waxayna ka wada-hadleen arrimo khuseeya Mooshinkii...

Xukuumadda Oo Loogu Baaqay Inay Siidayso Dad Ay Carruuri Ka Mid Yihiin Oo 13 Bilood Xukun La’aan Xidhan

Hargeysa (HCTV) – Xarunta Xuquuqal iinsaanka Somaliland ayaa Xukuumadda ugu baaqday in Xorriyaddooda loo soo celiyo dhallinyaro 13 bilood ka hor laga soo xidhay...

Isreal Oo Duqaymo Ku Bilowday Qaza

Gaza (HCTV) – Diyaaradaha Dagaalka ee Isreal ayaa duqeeyay Goobo ay leeyihiin Ururka Xamaas, xilli hore oo Isniinta Maanta ah, kuwaasi oo ku yaalla...

Buulo-berde: Dagaal Culus Oo Dhex Maray Al-shabaab Iyo Ciidammada Dawladda/AMISOM

Buulo-barde (HCTV) – Dagaal culus ayaa Xalay degmada Buula-burte ee gobolka Hiiraan ee Dalka Soomaaliya ku dhex maray dagaalyahannada Al-shabaab, Ciidammada Dawladda iyo kuwa...

Most Popular

Recent Comments