HomeSearch

- search results

If you're not happy with the results, please do another search.

Isreal Oo Duqaysay Fadhiisin Jabhad Falastiiniyiiin Ahi Ku Leedahay Lubnaan

Lebanon (HCTV) – Diyaaradaha dagaalka ee Dawladda Isreal ayaa duqeeyay Kaamam Xooggaga Falastiiniyiintu ku leeyihiin Dalka Lebanon. Goobaha ay Fadhiisimada ku leeyihiin Dagaalyahannada Ururrada Falastiiniyiinta...

Milatariga Kenya Oo Mar Kale Burburiyey Shirkadda Ugu Weyn Isgaadhsiinta Somalia

Kismaayo, (HCTV) - Ciidamada difaaca dalka Kenya Defense ayaa lagu eedeeyey inay waxyeelo balaadhan u gaysteen shirkadda shirkadda Isgaadhsiinta ee ugu balaadhan Somalia in...

Somaliland: Xukuumadda Oo Dhisaysa Dekedda Maydh

Hargeysa (HCTV) – Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay inay dhisayso Dekedda Magaalada Maydh ee Gobolka Sanaag. Wasiirka Wasaaradda Xanaannada Xoolaha iyo Kalluumaysiga ee Somaliland, Xasan Maxamed...

Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Calanka Puntland Ee Badhan La Sudhay

Hargeysa (HCTV) – Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa si tadaxar leh uga hadlay Calanka Maamul-gobolleedka Puntland oo toddobaadkan...

Suldaan Maxamed Xirsi Qani Oo Ka Jawaabay Hadal Ka Soo Yeedhay Taliyaha Ciidammada Qaranka

Hargeysa (HCTV) – Suldaanka guud ee beelaha Habar Yoonis, Suldaan Maxamed Xirsi Qani oo goor dhawayd Saxaafadda la hadlay ayaa ka dareen-celiyey hadal ka...

AKHRI: Kornayl Caarre Oo Ka Jawaabay Hadalkii Taliye Taani, Kuna Eedeeyey Burburinta Ciidanka Somaliland

Hargeysa, (HCTV) – Kornayl Siciid Cawil Caarre oo hore uga goostay ciidamada Somaliland ayaa ka jawaabay eedo uga yimid taliyaha Ciidamada Milatariga Somaliland oo...

UK Oo Markabkii Saddexaad Ee Kuwa Dagaalka Ah U Dirtay Khaliijka Carabta

UK (HCTV) – Dawladda boqortooyada Ingiriiska ayaa Markabkii dagaal ee Saddexaad u dirtay Khaliijka Carabta, si uu uga qayb-qaatay Difaaca Maraakiibta halkaa mara, ka...

Bangladesh: 200,000 Rohinga Ah Oo Xero Qaxoonti Isugu Soo Baxay

Kutupalong, (HCTV) -  Kumanaan qoxootiga Muslimiinta Rohingya ayaa isugu soo baxay dibadbax ay ku muujinayaan xaaladooda laba sanadood ka dib markii dagaal Isir-Sifayn ah...

Taliyaha Ciidamada Somaliland Oo Caarre Ku Tilmaamay Dambiile Dad Ku Laayey Sanaag

Hargeysa, (HCTV) – Taliyaha ciidamada qaranka Somaliland, Sareeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani ayaa dambiile qaran ku tilmaamay Kornayl Siciid Cawil Caarre oo hore uga...

Taliye Taani Oo Sheegay In Saraakiishii U Goostay Puntland Aanay Waxba Ugu Filayn Somaliland

“Kuwaa Tagay Iyo Kuwo Kaleba Uma Baahna Qaranku Inay Iska Tagaan Ayaa Wanaagsan” Taliye Nuux Ismaaciil Taani Hargeysa, (HCTV) - Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland, Sareeye...

Most Popular

Recent Comments