HomeSearch

- search results

If you're not happy with the results, please do another search.

ITOOBIYA: Natiijada Imtixaanaadka Fasallada 12-Aad Oo Dib Loo Eegayo

Addis Ababa (HCTV) – Muran ayaa ka taagan Natiijada Imtixaannaadka heer Qaran ee Fasallada 12-aad ee Dugsiga Sare ee Dalka Itoobiya. Wakaaladda Imtixaannaadka Qaranka ee...

Raysal-wasaaraha Itoobiya Oo La Kulmay Wakiilka Dhiggiisa Japan

Addis Ababa (HCTV) – Raysal-wasaaraha Dalka Itoobiya, Dr Abiy Axmed ayaa qaabilay Wakiilka gaarka ah ee dhiggiisa dalka Japan, Danjire yushfaami okamura, kaasi oo...

Tirada Dad Ku Dhintay Qarax Ay Geystay Haweenay

Chad (HCTV) – Ruux haween ah ayaa isku qarxisay meel ka mid ah Galbeedka Dalka Chad Xilli hore oo Arbacada Maanta ah. Sida laga soo...

Su’aalo Iyo Jawaabo: Waraysi Uu HCTV La Yeeshay Kornayl Caarre

Hargeysa (HCTV) – Telefiishanka HCTV ayaa Waraysi dhinacyo kala duwan taabanaya la yeeshay Kornayl Siciid Cawil Caarre oo hoggaamiya Jabhad ka goosatay Ciidammada Qaranka...

“Waxa La dhaawacay Afhayeenkii Af-shabaab.” Warbaahinta Dawladda Soomaaliya

Soomaaliya (HCTV) – Warbaahinta Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta tebiyey in Ciidammada Dawladdu ay dhaawac gaadhsiiyeen Afhayeenka guud ee Xarakada Al-shabaab, Cali Maxamuud Raage...

Hoggaamiyaha Ruuxiga Ah Ee IRAN Iyo Afhayeenka Jabhadda Xuutiyiinta Oo Kulmay

Tehran (HCTV) – Hoggaamiyaha Ruuxiga ah ee dalka IRAN, Ayatollah Ali Khamenei ayaa ku taliyey in la taageero Dagaallada Jabhadda Xuutiyiintu kaga soo horjeedaan...

Al-shabaab Oo Weerar Culus ku Qaadday Saldhig Ciidammada Dawladdu Leeyihiin

Aw-dhiigle (HCTV) -  Kooxda Al-shabaab ayaa Maanta Weerar culus ku qaadday Saldhig ay Ciidammada Millateriga Soomaaliya ka samaysteen deegaanka Aw-dheegle ee Gobolka Shabeelaha Hoose. Warar...

Xuutiyiinta Oo Weerarray Garoon Diyaaradeed Oo Sucuudiga Ku Yaalla

Saudi (HCTV) – Jabhadda ay IRAN taageerto ee Xuutiyiinta ayaa Weerarray Garoon diyaaradeed oo ku yaalla Magaalada Apha ee boqortooyada Sucuudiga. Weerarkan oo dhacay Salaasada...

Cirro Oo Ka Hadlay Kulanka Madaxweyne Biixi Iyo Madaxda Soomaaliya (Akhri)

Hargeysa (HCTV) – Guddoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa ka hadlay kulan ay Magaalada Barakaysan ee MAKKA ee dalka Sucuudiga ku yeesheen  Madaxweynaha...

Saylici Oo Sheegay In La Qabtay Qaar Ka Mid Ah Dabley 7 Qof Ku Dilay Ceel Af-weyn (Akhri)

Hargeysa (HCTV) – Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland, ahna ku-simaha Madaxweynaha Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa ka hadlay Dil Deegaanka Ceel Af-weyn loogu geystay 7...

Most Popular

Recent Comments