HomeSearch

- search results

If you're not happy with the results, please do another search.

Boqollaal Haween Ah Oo Ka Mudaharaadaya Mexico + Sababta

Mexico (HCTV) – Boqollaal Mudaharaadayaal ah ayaa buux-dhaafiyey qaar ka mid ah Jidadka Caasimadda dalka Mexico, iyagoo dalbanaya in Cadaaladda la mariyo Rag ku...

Liiska Baarlamaan Kale Oo Goor Dhawayd Lagaga Dhawaaqay Kismaayo

Jubbaland (HCTV) – Khilaafka ka taagan habka loo soo xulayo Xildhibaannada Baarlamaanka cusub ee Maamul-gobolleedka jubbaland ee Soomaaliya ayaa Cirka isku shareeray, ka dib...

Puntland Oo Sheegtay Inay Qabatay Xubno Al-shabaab Ah Oo Somaliland Soo Dhex Maray

Sanaag (HCTV) – Ciidammada Booliska ee Maamul-gobolleedka Puntland ayaa sheegay inay qabteen dagaalyahano ka mid ah Kooxda Al-shabaab oo doonayey inay galaan Buuralayda Galgala...

Kismaayo: Magacyada Xidhibaannada Baarlamaanka Cusub Ee Jubbaland

Kismaayo (HCTV) – Guddiga Xuduudaha iyo Doorashooyinka Maamul-gobolleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa Xalay ku dhawaaqay Liiska 73 Xildhibaan oo noqonaya Baarlamaanka cusub ee Jubbaland. Xildhibaannada...

MAQAAL: Fool-Xumooyinka Ka Socda Ceel-Afweyn Iyo Khatarta Ay Leedahay Dilka Loo Gaysto Qof Muslim Ah

Diinta islaamku ahmiyad aad u wayn ayey siisay nolosha qofka muslimka ah, waxayna shareecada islaamku waajibisay in la ilaaliyo, la dhawro, amnigeedana la sugo...

Shan Qof Oo Ku Dhintay Toogasho Ka Dhacday Ceel-Afweyn

Ceel-Afweyn, (HCTV) - Ugu Yaraan shan qof ayaa ku dhintay afar kalena dhaawac ayaa soo gaadhay kadib markii dablay beeleed hubaysani ay rasaas ku...

Dakhliga Ethiopia Ka Soo Gala Wax Dhoofinta Oo Hoos U Dhacay

Addis Ababa, (HCTV) - Wax dhoofinta Itoobiya ayaa hoos u dhacayay ilaa sanadkii 2012, kaas oo hoos u dhucu uu gaadhay $170 milyan sanad...

Aas Iyo Baroor Diiq Loo Sameeyey 71 Qof Oo Ku Dhintay Qarax Gaadhi Shidaal Siday Oo Ka Dhacay Tanzania

Dara-es-Salam, (HCTV) – Dalka Tanzania ayaa aas loogu sameeyey dad tiradoodu ka badan tahay 70 qof oo ku dhintay xili ay isku dayayeen inay...

Kalluumaysato Ajaaniib Ah Oo Lagu Haystay Xeebaha Puntland Oo Dalkoodii Dib Loogu Celiyey

Dubai, (HCTV) – Kalluumaysato ajaaniib ah oo lagu haystay biyaha bariga Soomaaliya ayaa dib ugu laabtay dalkooda. Dhamaan shaqaalahan Kalluumaysatada ah ayaa u dhalatay dalka...

Jabhado Doonaya Inay Yemen Kala Jaraan oo Qabsaday Cadan Iyo Wararkii U Dambeeyay

Yemen (HCTV) – Magaalada Cadan ee dalka Yemen ayaa waxa xoog kula wareegay Jabhado doonaya In Koonfurta Yemen ka gooyaan Yemen inteeda kale, lana...

Most Popular

Recent Comments