HomeSearch

- search results

If you're not happy with the results, please do another search.

Jarmalka Oo Diiday Inuu Ka Mid Noqdo Qorshaha Maraykanka Ee Marinka Hormuz

Berlin, (HCTV) – Wasiirka Arimaha dibada ee dalka Jarmalka Heiko Maas ayaa sheegay in dalkiisu aanu ka qayb qaadan doonin hawlgalka maraykanku hogaaminayo ee...

Maraykanka Oo Sheegay In La Dilay Wiil Uu Dhalay Osama bin Laden

Kabul, (HCTV) – Saraakiil ka tirsan waaxda sirdoonka dalka Maraykanka ayaa sheegay inay heleen macluumaad ku saabsan inuu dhintay wiil uu dhalay hogaamiyihii ururka...

“Qaybtii Barriga Iyo Buuxintii Dekedu Way Dhamaatay” Maareeyaha Dekeda Berbera

Berbera, (HCTV) - Maareeyaha dekeda Berbera Siciid Xasan Cabdilaahi oo ay weheliyaan Injineerada dekeda Berbera dhisaya ayaa maanta kormeer balaadhan ku sameeyey qaybtii cusbayd...

Nin U Dhashay Ingiriiska Oo La Hor Keenay Maxkamadda Gobolka Banaadir

Muqdisho, (HCTV) – Nin u dhashay dalka Britain oo magaciisa la yidhaa Andrew Braian Irlam ayaa maanta la horkeenay Maxkamada gobolka  Banaadir ee dalka...

Kandahaar: 34 Qof Oo Ku Dhintay Miino Ku Qaraxday Bas Siday Dad Rakaab Ah

Kandahar, (HCTV) – Dad shicib ah oo u badan haween iyo caruur ayaa ku dhintay galbeedka dalka Afghanistan maanta oo Arbaca ah, kadib markii...

Ethiopia Oo Sii Daysay Ganacsade Israeli Ah Oo Xidhnaa Ilaa 2015

Addis Ababa, (HCTV) - Dawlada Ethiopia ayaa xabsiga ka sii daysay ganacsade Israeli oo magaciisa la yidhaa Menashe, sida uu ku waramayo Chris Smith...

AKHRI: Shiinaha Oo La Dagaalamaya Calaamadaha Gaarka U Ah Muslimiinta Iyo Afka Carabiga

Chine (HCTV) – Maamuleyaasha Shiinaha ayaa ku amray Huteellada iibiya Cuntada Xalaasha ah iyo Boodhadhka ku hor-yaalla Meheradahooda inay ka tirtiraan Qoraallada Afka Carabi...

“Waxa Shalay Soo Baxay Sawirka Dhabta Ah Ee Somaliland Maanta Ka Jira..” WADDANI

Hargeysa (HCTV) – Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa ka hadlay Warar sheegaya in la musuqmaasuqay 400 Shaqaale ah oo Shirkad Shiinaha laga leeyahay...

Dawladda Imaaraadka Oo Taageeraya dedaallada Lagu sugayo Marin-biyoodka Hormuz

Dubai (HCTV) – Dawladda Isku-tagga Imaaraadka Carabta ayaa taageeraysa qorshaha amniga iyo Xasiloonida Marin-biyoodka Hormuz lagu sugayo, sida uu sheegay Wasiiru-dawlaha Arrimaha dibedda ee...

Afar Dhallinyaro Ah Oo Ka Mid Ahaa Barnaamijka Shaqo-Qaran Oo La Eryey (Akhri Sababta)

Hargeysa (HCTV) - Xukuumadda Somaliland ayaa Eriday Afar dhalinyaro ah oo ka tirsanaa barnaamijka shaqo-qaran, kuwaas oo shalay warbaahinta la hadlay iyagoo ka cabanaya...

Most Popular

Recent Comments