HomeSearch

- search results

If you're not happy with the results, please do another search.

Sucuudiga Oo Baanka Suudaan Ku Shubay $ 250 Million

Sucuudiga (HCTV) – Dawladda Sucuudiga ayaa Baanka dhexe ee Dalka Suudaan ku shubtay Lacag dhan $250 million, si ay ugu buuxiso ama uga taageerto...

Aghanistan: Rubuc Ka Mid Ah Dadka Ku Dhinta Ama Ku Dhaawacma Dagaalladu Waa Carruur

Afghanistan (HCTV) – Dadka Dhimashada iyo dhaawacu ka soo gaadho Dagaallada iyo Weerarrada Argagixiso ee ka socda Dalka Afghanistan ayaa rubuc ka mid ahi...

Kuuriyada Waqooyi Oo Toddobaad Gudihii Mar Labaad Tijaabay Gantaallo

North Korea (HCTV) – Dawladda Kuuriyada Waqooyi ayaa Arbacada Maanta mar kale tijaabisay Gantaallaheeda, muddo ka yar toddobaad gudihii. Gantaalaha ay tijaabisay oo ah nooca...

Qaramada Midoobay Oo Ka Aamustay Gantaal Xuutiyiintu Ku Rideen Suuq Yemen Ku Yaalla Oo Dilay 11 Qof

Yemen (HCTV) – Dawladda la aqoonsan yahay ee Yemen ayaa sheegtay in Qaramada Midoobay ka aamustay Weerar loo gantaal oo Jabhadda Xuutiyiintu la beegsadeen...

Golaha Guurtida Oo Fasax Galay, Xilli Xaalado Amni-xumo Ka Jiraan Sanaag

Hargeysa (HCTV) – Golaha Guurtida Somaliland ayaa Maanta galay Fasax dhan Bil iyo 15 Maalmood, Xilli shaqaaqooyin ka taagan yihiin Gobolka Sanaag. Guddoomiyaha Golaha Guurtida...

Xisbiga UCID Oo Sheegay In Xildhibaanno Doorashada Diiddani Dadweynaha Kicinayaan

Hargeysa (HCTV) – Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID ayaa ka digay Xildhibaano ka mid ah Goleyaasha deegaannada iyo Wakiillada oo isku dayaya inay kiciyaan...

Xilka Duqa Muqdisho Oo La Isku Haysto, Maalmo Ka Dib Dhaawaciisa

Muqdisho (HCTV) – Qaar ka mid ah Odayaasha reer Muqdisho ayaa sheegay inay wax laga xumaado tahay in Rag Xil raadis ahi ay Dawladda...

Wariyeyaal Ka Tirsan Telefishanka Eryal Oo Hargeysa Lagu Xidhay

Hargeysa, (HCTV) - Waryeyaal ay ka mid yihiin Badri Kozar, Cabdiraxmaan Fantastic, Caydaruus Maxamed iyo Kamaal Cabdi ayaa lagu xidhay magaalada Hargeysa. Xadhiga Wariyeyaashan ayaa...

HCTV Oo U Kuurgalay Dhaqdhaqaaqa Saylada Xoolaha Hargeysa Oo Xiligan Xaami Ah

Hargeysa, (HCTV) - Caadiyan xiliyad oo kale waxa kor u kaca dhaqdhaqaaqa iibka xoolaha nool ee lagu kala iibsado sayladaha Somaliland, gaar ahaan saylada...

Ethiopia Oo Maalin Kaliya Beertay In Ka Badan 350 million Oo Geed

Addis Ababa, (HCTV) – Dal weynaha Ethiopia ayaa maalin kaliya ku beeray in ka badan 350 million oo geed, taas oo qayb ka ahayd...

Most Popular

Recent Comments