HomeSearch

- search results

If you're not happy with the results, please do another search.

Masuul Ka Mid Ah WADDANI Oo Aaminsan Inaanu Suurto-gal Ahayn Heshiis Guddoomiyahoodu Galay

Hargeysa (HCTV) – Siyaasiga Cali Cantar oo ah Guddoomiyaha Guddiga Anshaxa ee Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa dhaliilay Guddoomiyeyaasha Xisbiyada WADDANI iyo UCID...

36 Qof Oo Ku Dhintay Dhul Go’ Ka Dhacay Shiinaha

Chine (HCTV) – 36 Qof ayaa ku Geeriyooday Dhul go’ ka dhacay Koonfurta-galbeed ee  Dalka Shiinaha, sida uu sheegay Telefiishanka Dawladda ee CCTV. Telefiishanku wuxuu...

Quwadaha Adduunka Oo IRAN La Leh Kulan Lagu Bedbaadiyo Heshiiskii Nuklearka

Veina (HCTV) – Dawladda IRAN ayaa Wada-hadallo Magaalada Viena kula yeelanaysa Diblumaasiyiin ka socda Dalalkii ay la gashay Heshiiskii Nuklear-ka, sannadkii 2015-kii. Kulankan oo la...

Turki Lagu Afduubay Dalka Nigeria Oo La Sii Daayey

Kwara, (HCTV) – Afar nin oo dhalasho ahaan ka soo jeeda dalka Turkiga ayaa laga soo samatabixiyey kadib markii ay koox dablay ahi ay...

Madaxweynaha Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wakiilka Qaramada Midoobay U Qaabilsan Somalia

Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan Somalia Ambassador James Swan. Kulanka Madaxweynaha Somaliland iyo...

Kulan Lagaga Hadlayo Nuclear-ka Iran Oo Ka Furmay Vienna

Vienna, (HCTV) - Ergooyinka ka kala socda dalalka Awooda leh ee Britain, France, Germany, China, Russia Iyo Iran oo uu ka maqan yahay dalka...

Xujay Ka Badan 900,000 Xaaji Oo Gaadhay Dhulka Barakaysan Ee Saudi Arabia

Makka, (HCTV) – Xujay tiradooda lagu sheegay 926,726 Haaji ayaa u socdaalay dhulka Barakaysan ee dalka Sucuudi Carabiya, kuwaas oo iskaga kala yimid dalalka...

Ururka Boko Haram Oo 23 Qof Oo Aas Ka Qaybgalay Ku Dilay Nigeria

Nganzai, (HCTV) - Dablay hubaysan oo ka tirsan kooxda Boko Haram ayaa 23 oo aas kaga qaybgalay gobolka Borno ee dalka Nigeria ku dilay,...

Imaaraadka Carabta Oo Wajahaya Korodhka Qiimaha Xoolaha Nool

Dubai, (HCTV) – Dadka degan dalka Isku-taga Imaaraadka Carabta ayaa la filayaa inay lacago farabadan ay ku kharashgareeyaan Ciida Odxada ee fooda inagu soo...

Kun Qof Oo Laga Soo Samatabixiyey Tareen Ku Xanibmay Roobab Ka Da’ay India

Mumbai, (HCTV) – Ugu yaraan, rakaab tiradoodu 1,000 gaadhayso oo ay ku jiraan sagaal haween ah oo uur le, ayaa laga soo badbaadiyey Tareenka...

Most Popular

Recent Comments