HomeSearch

- search results

If you're not happy with the results, please do another search.

Ujeedada Hawlgalka Ciidamo Ka Socda Uganda Oo Soo Gaadhay Somalia

Muqdisho, (HCTV) - Ciidamo Nabad-ilaalineed oo tiradoodu dhan tahay 625 Askari oo ka socda dalka Ugandan ayaa soo gaadhay magaalada Muqdisho ee caasimada Somalia...

Boqolaal Qof Oo Dibadbaxyo Ka Dhigay Moscow Oo La Xidhay

Moscow, (HCTV) – Tiro ka badan 500 qof, oo ay ku jiraan hogaamiyeyaal mucaarid iyo musharixiinta doorashada golayaasha degmooyinka ayaa xabsiyada loo taxaabay kadib...

Madaxwayne Biixi Oo Ka Hadlay Isku Dhac Dhexmaray Milatariga Somaliland Iyo Jabhadda Caarre

Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay isku dhac saaka duleedka magaalada Ceerigaabo ku dhexmaray Ciidamada Somaliland iyo kooxda Cornayl...

Xisbiyada Somaliland Oo Soo Af-Jaray Khilaafkii Ka Taagnaa Doorashooyinka

Hargeysa, (HCTV) - Shir ballaadhan oo ay maanta madaxtooyada ku yeesheen madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ahna guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, Mudane Muuse Biixi Cabdi, guddoomiyayaasha xisbiyada...

Dhul-gariirro Xidhiidh Ah Oo Ka Dhacay Philippines

Philippines (HCTV) – Inta la ogyahay 8 Qof ayaa ku dhintay, Daraasiin kalena way ku dhaawacmeen laba Dhul-gariir oo isku xigay ka dhaceen Sabtida...

IRAN Oo Siidaysay Shaqaale La Socday Markab Ay Qabsatay

Iran (HCTV) – Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee IRAN ayaa siidaysay 9 Shaqaale u dhashay Hindiya oo la socday Markabka MT Riah oo ay marin-biyoodka...

SANAAG: Ciidammada Qaranka Iyo Jabhadda Caarre Oo Dagaalamay

Sanaag (HCTV) – Warar ka iminaya Gobolka Sanaag ayaa sheegaya in Subaxdii hore ee Saaka uu Dagaal dhex maray Ciidammada Qaranka Somaliland iyo Maleeshiyaadka...

Walaalo Kenyaan Ah Oo Loo Haysto Inay Xidhiidh Ganacsiga Hubka Ah La Leeyihiin Al-shabaab

USA (HCTV) -  Maxkamad ku taalla Dalka Maraykanka ayaa sheegtay Qoyska Akasha oo ah Qoys reer Kenya ahi ay xidhiidh Ganacsiga Hubka ah la...

100 Qof Oo 26 Carruur Yihiin Oo 10 Maalmood Gudahood Duqayn Lagu Dilay

Suuriya (HCTV) – Duqaymaha Cirka ee meelaha ay Jabhaduhu haystaan ay ka fuliyaan Dawladda Suuriya iyo Xulufadeedu ayaa 10-kii Maalmood ee u dambeeyay waxa...

Dad Xanuunnada Dhimirka Ka Bogsaday Oo Xirfado La Baray

Hargeysa (HCTV) - Munaasibad Ballaadhan oo lagu qabtay Xarunta lagu daweeyo laguna daryeello Dadka qaba xanuunnada Dhimirka, ayaa Shahaadooyin lagu guddoonsiiyey 13 Qof oo...

Most Popular

Recent Comments