HomeSearch

- search results

If you're not happy with the results, please do another search.

Xulka Gobolka Gabiley Oo U Gudbay Afar Dhamaadka Markii 3 Iyo 1 Ay Kaga Badiyeen Xaysimo

Hargeysa, (HCTV Sports) - Ciyaar qurux badan oo xulalka Gobololada Gabiley iyo Xaysimo ku dhexmartay Garoonka Kubadda Cagta ee Hargeysa Stadium oo ay ka...

Wargeys Sheegay In Somaliland Diyaar U Tahay Inay Xidhiidh La Yeelato Isreal

Hargeysa (HCTV) – Warbaahinta Dunida badhkood ayaa Saadaaliyey inay Suurto-gal tahay in Somaliland heshiis Diblumaasiyadeed la gasho isla-markaana ay aqoonsato Dawladnimada Isreal. Warbaahinta qaarkood ayaa...

Xulka Gobolka DAAD-MADHEEDH Oo 4 Iyo 0 Ugu Awood Sheegtay SOOL

Hargeysa, (HCTV SPORTS) - Ciyaar xamaasad leh oo xulalka Gobololada Daad-madheedh iyo Sool ku dhexmartay Garoonka Kubadda Cagta ee Hargeysa Stadium, ayaa Daad-Madheedh 4...

Modowga Afrika Oo Ka Hadlay Dagaalka Ka Socda Waqooyiha Itoobiya

Addis Ababa (HCTV) - Midowga Afrika ayaa ku baaqay in xabad joojin lagaga dhawaaqo gobolka Tigray halkaas oo ciidamada dowladda iyo kuwa maamulka ku...

Guddoomiye Ku Xigeenka 2-Aad Ee Xisbiga KULMIYE Oo Xilalkii U Kala Wareejiyey Xoghayihii Hore Iyo Xoghayaha Cusub

Hargeysa, (HCTV) - Guddoomiye-ku-xigeenka labaad ee xisbiga KULMIYE, Mudane Axmed Cabdi  Xuseen (Axmed Cabdi-dheere), ayaa maanta xilalkii u kala wareejiyey xogyhayihii guud ee hore...

Xulka Gobolka Maroodi-Jeex Oo U Gudbay Wareega Afar Dhamaadka Kadib Markii 2 Iyo 1 Ay Kaga Badiyeen Awdal

Hargeysa, (HCTV) – Ciyaar kulul oo xiiso leh ayaa Xulalka Gobolka Maroodi-jeex iyo Awdal ay iskaga hor-yimaadeen Koobka Gobolada Jamhuuriyada Somaliland, oo ka socda...

Madaxweynaha Somaliland Oo Hambalyeeyay Madaxweynaha Loo Doortay Maraykanka

Hargeysa (HCTV) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa dhambaal Hambalyo ah u diray Madaxweynaha la doortay ee Dalka Maraykanka Joe Biden iyo...

Wargeys War-bixin Dheer Ka Qoray Maalgelinta Shirkadda Trafigura Ku Samaynayso Somaliland

Hargeysa (HCTV) - Wargeyska African business magazine ayaa War-bixin dheer ka qoray Shirkadda Trafigura oo Xukuumadda Somaliland heshiis kula gashay inay Somaliland u soo...

Ballan-qaadyada Madaxweynaha La Doortay Ee Maraykanka

USA (HCTV) - Madaxweynaha la doortay ee Maraykanka Joe Biden ayaa ka hadlay guushii uu ka gaadhay doorashadii dalkiisa ka dhacday Salaasadii la soo...

Xulka Gobolka Hawd Oo Iska Xaadiriyey Wareega Afar Dhammaadka (Simi-Final-ka) Ee Ciyaaraha Gobolada Somaliland

Hargeysa, (HCTV) – Xulalka Gobolka Hawd iyo Badhan ayaa iskaga horyimid ciyaar xiiso leh oo ka tirsan Simi-Final, Koobka Gobolada Jamhuuriyada Somaliland, oo ka...

Most Popular

Recent Comments