HomeSearch

- search results

If you're not happy with the results, please do another search.

“Go’aanka Lagu Joojiyey Gaadiidka Vitz-tu Waa Axmaqnimo..” WADDANI

Hargeysa (HCTV) - Xisbiga Mucaaradka ah ee WADSANI ayaa Axmaqnimo ku tilmaamay Go'aan Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi soo saartay, kaasi oo lagu joojiyey...

Dagaal-siyaasadeed Oo Ka Dhex Qarxay Xubnaha Somaliland Ka Soo Jeeda Ee Xilalka Sare Ka Haya Soomaaliya

Muqdisho (HCTV) -Dagaal iyo Xafiltan siyaasadeed ayaa ka dhex qarxay Siyaasiyiin ka soo jeeda Somaliland oo xilal sare ka haya Dawladda Federaalka ah ee...

Jedwalka Diwaangelinta Cod-bixiyeyaasha Somaliland Oo La Shaaciyey Maanta

Hargeysa (HCTV) - Komiishanka doorashooyinka Somaliland ayaa ku dhawaaqay Jadwalka Rasmiga ay ee Diwaangelinta Cod-bixiyeyaasha, taasi oo bilaabmaysa 29-ka bishan November, 2020.   Horn Cable Tv Waaxda...

Joe Biden Oo Noqday Madaxweynaha Maraykanka

USA (HCTV) - Joe Biden ayaa ku guulaystay tartankii loogu jiray Madaxtinimada Maraykanka, waxa uu kaga adkaaday Donald Trump tirinta codadkii la dhiibtay Salaasadii...

Dekedda Berbera Oo Meesha Ka Saaraysa Kootadii Jabuuti Ku Haysatay Alaabooyinka Itoobiya U Socda

Berbera (HCTV) - Dekedda Somaliland ee Berbera ayaa door-bidaysa inay Tartan la gasho Dekedaha Jabuuti, marka bisha January ee sannadka 2021 la dhamaystiro ballaadhinta...

Guddoomiyaha UCID Oo Sheegay Inay Gacan Ku Yeelanayaan Doorashada Soomaaliya

Hargeysa (HCTV) - Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay inay doonayaan inay Gacan ku yeeshaan Doorashada Soomaaliya, si...

Somaliland: Dawladda Oo Mabnuucday Soo Dejinta Gaadiidka Loo Yaqaano Tukhaanka (Vitz)

Hargeysa (HCTV) - Fadhigii 66aad ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland ay ku yeeshay habka Maqalka iyo Muuqaalka (Video Conference) oo uu shir guddoominayey Madaxweynaha...

Dagaalka Ciidammada Federaalka Itoobiya Iyo Kuwa Tigreyga & Wararkii U Dambeeyay

Hargeysa(HCTV) - Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya dagaalka u dhaxeeya ciidamada dawladda Itoobiya iyo kuwa maamulka Tigreega, oo uu dagaal culusi u...

Somaliland: Maxkamad Xukun Adag Ku Ridday Mulkiilaha Astaan Tv

Hargeysa (HCTV) - Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex ayaa xukun adag ku ridday Mulkiilaha Astaan Tv Cabdimanaan Yuusuf. Maxkamadda oo Bilihii u dambeeyay xidhnaa isla-markaana dacwaddiisu socotay...

Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qayb-galay Sannad-guurada 27-aad Ee Aas-aaska Ciidanka Booliska

Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qayb-galay sannad-guurada 27-aad ee kasoo wareegtay Aas-aaskii ciidanka Booliska Somaliland oo maanta...

Most Popular

Recent Comments