HomeSearch

- search results

If you're not happy with the results, please do another search.

Madaxweyne Biixi Oo Daah-furay Shirka 7-aad Ee Golaha Dhexe Ee KULMIYE Oo Hoggaan Lagu Doortay

Hargeysa, (HCTV) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ahna guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa daah-furay shirka Toddobaad ee golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE...

RIWAAYADA SINAANI MAXAY SOO SIDAA | KOOXDA DEEGAAN

https://www.youtube.com/watch?v=lcXVvSh6O1g&list=PLCxNCnzbltXyhDYwcIW_x2KTe31eHYV37

Musharixii Mucaaridka Seychelles Oo Ku Guulaystay Doorashada Madaxtooyada

Seychelles, (HCTV) – Musharixii Mucaaridka Seychelles ka socday Wavel Ramkalawan ayaa ku guulaystay doorashadii Madaxtooyada oo dalkaasi ka dhacday, isagoo kaga guulaystay 54.9%, tartan...

Maxkamadda Ciidamada Soomaaliya Oo Xukun Ku Riday Dad Ku Eedaysnaa Weerar Xabsiga Dhexe Ka Dhacay

Muqdisho, (HCTV) - Maxkamada ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa xukun ku riday 11-Eedaysane oo isugu jiro Ciidamada Asluubta, Xunkusanayaal iyo Garsugayaal lala xadhiidhyay inay...

Talyaaniga Oo Xidhaya Goobaha Jimicsiga, Dabaasha Iyo Shaleemooyinka COVID19 Awgii

Rome, (HCTV) – Dawladda Talyaaniga ayaa sheegtay inay xidhayso goobaha lagu caweeyo ee Shaleemooyinka, Barkadaha lagu dabaasho iyo meelaha Jimicsiga laga bilaabo maalinta Isniinta...

Xubno Ka Tirsan Al-shabaab Oo Lagu Arkay Deegaano Ka Tirsan Laasqoray

Laasqoray, (HCTV) – Wararka laga helayo deegaanka Guryo-samo oo ka tirsan degmada Laasqoray ee gobolka Sanaag ayaa sheegaya in halkaasi lagu arkay xubno ka...

Raysal Wasaare Ku Xigeenkii Hore Ee Soomaaliya Oo Maanta Yimid Hargeysa Kadib Markii Madaxweynaha Somaliland Cafiyey

Hargeysa, (HCTV) – Raysal Wasaare ku-xigeenkii hore ee Soomaaliya Maxamed Cumar Carte ayaa maanta yimi magaalada Hargeysa kadib markii uu cafis u fidyey Madaxweynaha...

Dibed-baxyo Ka Dhacay Magaalooyin Somaliland Ka Mid Ah

Hargeysa (HCTV) - Magaalada Hargeysa waxa Maanta ka dhacay Dibed-bax ay dhigeen Dad u badan haween. Haweenka ayaa dibed-baxan ku muujinayey siday uga soo horjeedaan...

Itoobiya Oo Hawl-gelinaysa Ciidammadeeda Badda (Akhri)

Addis Ababa (HCTV) - Dawladda Federaalka Itoobiya ayaa ku dhawaaqday inay hawl-gelinayso Ciidammadeeda badda. Sidaana waxa sheegay Taliyaha guud ee Ciidammada Miletariga Dawladda Federaalka Itoobiya...

Qalalaasaha Nigeria: Rasaas Xoogle Oo Laga Maqlay Lagos Kadib Markii Koox HubaysanI Ay Weerartay Meel Dad Lagu Xidhxidhay

Lagos, (HCTV) - Rasaas xoogle ayaa ka dhacday xaafada Ikoyi ee magaalo ganacsiyeedka Nigeria ee Lagos maalinimadii khamiista maanta iyadoo goobjoogayaal ay sheegeen in...

Most Popular

Recent Comments